X

Odayaasha gobolka Bari oo taageeray xildhibaankii su’aasha weydiiyay Siciid Deni

Odayaasha gobolka Bari ayaa fariin u direy horjoogaha Butlaan oo si sharciga Ka baxsan uga kacay golaha wakiilada kadib markii hal suaalla weydiiyay, una hanjabay xildhibaanka.

Waa arin aad looga naxo in horjooge Siciid Deni u adkeysan waayo hal su’aal oo ay weydiiyern mudaneyaal xaq u leh inay la xisaabtamaan.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.