13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ogeysiis ku socda jaaliyada reer Awdal ee degan Ingiriiska

Anigoo ah Prof C/samad Nageeye madaxweynaha Awdalstate waxa aan ku martiqaadayaa dhamaan dadka reer Awdal ee horumarka iyo madaxbanaanida jecel in ay yimaadaan shir looga hadli doono dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee gobolada Awdal.

Waxa lagu lafoguri doonaa sidii loo bixi lahaa dhibaatada soo noqnoqonaysa ee haysata shacabka gobolada Awdal. Hadaba waxa lagagu casuumayaa shirkan in aad ka soo qaybgasho.

Waa maalin Sabti ah taariikhduna tahay 24/09/2016 goobtuna waa

9 Bounces Road

Edmonton

N9 8JA

Saacadu waa 04 galabnimo ilaa 8 habeenimo fadlan waqtiga inoo ilaaliya

Mahadsanidin