Gudigan doorasho ayaa imanaya xilli Axmed Madoobe diidey inuu wax ka maqlo mushariciinta iyo weliba wasaarada arimaha gudaha oo iyadu...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay taci u dirayaan ehelada uu ka baxay Injineer C/llaahi Sh...
Gudiga doorashada maamulka Somaliland ee hore u fashilmey welina soo taagaan xilli lagala noqdey kalsoonidii ayaa su'aalo lala boobay. Su'aalaha...
Waa waraysi uu saxafiga Faysal Abroone la yeeshay ugaaska beelaha Samaroon ugaas Cabdirashiid wuxuuna ka waramayaa shir dhawaan ka dhacay...
Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdulaahi Oomaar ayaa sheegay inuu jiro heshiis u dhaxeeya Somaliya & Itoobiya...
Haweenay ka tirsan argagixisada Shabaab ama ay adeegsadeen ayaa bambo ku weerartay saldhiga booliiska ee degmada Baardheere waxana jira dhaawacyo...
Afhayeenka Muuse Biixi ayaa kala garan waayay casuumad caadiyay iyo dhoofitaan shaqsiya. Wuxuu dhalinta sidiisa ah u sheegaya in Muuse...
Maayerka Boorama Saleeaan (Caseeye) ayaa gebi ahaanba dafirey in Muuse Biixi dhabarka soo taabtey si cadna u sheegay in hadda...
Wakiilka Amisom ee Somaliya ayaa sheegay in argagixisada shabaab ay yihiin fuley. Hadalkan auaa lu soo beegmaya ayadoo haba yaraatee...
Dawlada Somaliya ayaa dhalinyar kale ka soo badbaadisay magaha Liibiya ay iyagu lugahooda ku doonteen. Dhalinyartan lagu soo celiyay caasimada...
Taliyihii aaga-bariga ee Somaliland Gaashaanle Sare Doolaal ayaa maanta miiska saraakiisha lagu xidhay kadib hadal uu ka dhex yidhi shirkii...
Qof kaste oo is yidhaaha wax qari, oo hadana afka boodhka soo marso, dafir oo waxad isku qarin kartaa ciiro,...
Xildhibaanada uga jira golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka baxay fadhi maanta uu yeelan lahaa ayaga oo diidan saamiga ay...
Jabhadda xoreynta Khaatumo ee uu hogaamiyo Faysal Falaalug ayaa markale weerartay saldhig booliis oo ku yaala magaalada Laascaanood. Wararka ayaa...
Maxkamad ku taal gobolka Banaadir ayaa nin Ingiriisa ku riday xukun ku haboon. Ninkan oo sidoo kalana haysta dhalashada Faransiiska...
Maayerka degmada Boorama oo reer Boorama ka filaayeen inuu taageero inay ISAAQ cadkooda ka goostaan ayaa Hargeysa ka sheegay in...
Siyaasiga Cali Gurey ayaa aad u cambaareeyay hadal ka soo yeeray afhayeenka Muuse Biixi ninka lagu magacaabo Maxamed Muuse Diiriye....
Maxkamada ciidanka qaranka ayaa dil toogasho ah ku fulisay laba argagixiso oo gaystey xasuuq aad u badan. Dhiigmiiratadan sharciga la...
Waxa laga yaabaa in aad la yaabtaan markaad aragteen cinwaanka kore laakiin waa dhacdooyin jira oo ka dhacay dalka Wahaabiyada...
Jabhadda xoreynta Khaatumo ayaa weerar ku qaaday xero askareed oo ku taal Laascaanood oo ay maamulaan Somaliland. Taliyaha booliiska ee...
Warka naxdinkeh ee ka soo imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in deegaanka Dhagax-dheer oo Burco aan ka fogeyn lagu diley...
Waxa maanta magaalada Jigjiga ka furmey shir lagu soo afjarayo colaada la abuurey ee u dhaxaysa Somalida iyo Oromada. Waxa...
Waxa maanta aas qaran oo si weyn looga soo qaybgalay Muqdisho loogu sameeyay shahiid C/raxmaan Yariisow oo argagixisadu isaga iyo...
Maamulka Somaliland ayaa dhawaan sii daayay dhalinyar Somali ah oo jasiirada ku naaxdey kaluunkeena ay soo qabatey kuna eedaysay burcad...
Waxa maanta la,sugayay in la keeno meydka shahiid C/raxmaan Yariisow laakiin dawlada Somaliya ayaa faahfaahin ka bixisay waxa daahiyay. Waxa...
Siyaasiga Mustafe Martin ayaa ku raacay hadalkii ka soo yeeray raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ee ahaa in hadda boqolkiiba...
Waxa maanta si buuxda amniga degmada Dhuusamareeb siiba goobta uu ka socda shirka dib u heshiisiinta iyo huud ahaan magaalada...
Amar ka soo baxay Maxamed Salmaan ayaa xoriyad kale oo haweenka Muslimka ah hore u haysteen lagu siisay haweenka Sucuudiga...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska Cabdiraxmaan...
Xuutiyiinta Yaman ayaa gantaalo ku dilay in ka badan 30 askari oo dhiboo ah oo Sucuudigu rabay inuu geliyo furinta...