Faysal Waraabe oo ka waramay heshiiska uu Muuse Biixi la galay. Faysal Waraabe oo kolba dhinac u booda ayaa Muuse...
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa xilka qaadis sameeyay. Kiis soo socdey muddo lix bilooda ayaa hadda ku soo...
Muxaadaro uu Sh Kenyaawi ku qaban lahaa Muqdisho ayaa buuq ka dhashay kadib markii goobta loogu talogalay oo yarayd awgeed...
Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe ayaa meel uga soo jeedsaday xisbiga Wadani kadib iyaga oo si wada jira u soo...
Kanada ayaa martigelin doonta ama soo dhaweyn doonta hal milyan oo soo-galooti ah 3-da sano ee soo socota. Waxa sidaas...
Sarkaal gacan u qaaday xaaskiisii hore ayaa jeelka loo taxaabay. Sida ay sheegeen saraakiisha booliiska ee jeelka u taxaabay sarkaalkan...
Gudoomiyaha maxkamada ciidamada ayaa sheegay kooxda uGu halista badan Somaliya oo kiisaskoodu soo gaaro maxkamada. Kooxaha gaalaynta Muslimiinta ayaa had...
Madaxa cusub ee Puntland ayaa la kulmey musharixiintii uu ka guulaystay. Siciid Deni ayaa daraad ku guulaystey kursiga madaxa Puntland...
Cali Xaraare oo waraystey madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre barnaamijka kaftanka siyaasada oo aad u xiise leh. Su'aal ku...
Gudoomiyaha Kulmiye ee jaaliyada Awdal, Salal iyo Gebiley ayaa digniin u direy Muuse Biixi. Wuxuu sheegay in reer Awdal ka...
Diyaarad aan la wadin oo Yaman leedahay ayaa dishey calooshood u shaqaysteyaal dhoolatus ku jira magaalada Lahji ee dalkaasi. Askartan...
Haweenay si sharci daro ah looga haystey gurigeeda Muqdisho ayaa lagu wareejiyay. Guddoomiyaha Gobolka ayaa markii uu eegay dhammaan sharciyadii la...
Wasiir hore u qorey buug cay ah ayaa haddana sheegtay in Ingiriisku safiir u soo magacaabay maamulka Somaliland oo uu...
Sheekada filim yar oo gaaban oo ka hadlaya nin shukaansan jirey gabadh oo ninkale ka guursaday kadibna uu ku qabsaday...
Dhibanaha boqran iyo shanta gobol ee shakaalan. Suxufiga Faysal Abroone ayaa dul istagay taariikhda dhaca ahayd ee lagula kacay Awdal...
Wefdi ka socda dawlada dhexe oo baryahan u xanibnaa tegitaanka Puntland ayaa Muqdisho ka naxay, waxayna u muuqataa in dawladu...
Doorashadii Puntland ayaa lagu kala baxay. Madaxii hore ee maamulka Cabdieelli gaas ayaa lagu reebay wareegii hore ee doorashada. Wareega...
Haweenay ka baxsadey Sucuudiga ayaa ugu dambeyn magangalyo la siiyay. Raxaf Maxamed aya sabtigii ka soo duushey Kuweyt halkaas oo...
Boqorka Gabooyaha ayaa si adag uga hadlay sheegashada Nimco Yaasiin Caraale ee ah inayna ka dhalan beeshaas sharafta leh ee...
Araabinews waxa ku socota shaqo sidaas darteed waxaan ka raaligelinaynaa akhristeyaasha sharafta leh mudada ay shaqada socoto oo ayna jirin...
Haweenay Sucuudi ah oo da,yar oo baxsad ah ayaa hadda ku sugar dalkaasi Taylaan oo ay ka rabto in ay...
Siyaasi ku baaqay in reer Awdal aayahooda ka tashadaan kana hadley iskudir socda Xariirad oo uu hogaamiyo gudoomiyaha Saylac ee...
Hawlgal wado banayn oo dawlada hoose ka bilowdey Boorama ayaa laga maqley rasaas ay ridayaan booliiska magaalada oo ay ku...
Shiinaha oo cod ku leh Qaramada midoobey ayaa diidey qoraal Ingiriisku diyaariyay oo uu ku rabay inuu Somaliya ugu hanjabo...
Booliiska maamulka Somaliland ee Muuse Biixi ayaa u hanjabay hal-auburn Laabsaalax oo ka hadley xoriyad xumada ka jirta Hargeysa, oo...
QM ayaa wakiil cusub u soo magacaabi doona Somaliya. War uu soo saaray afhayeenka wakiilka qaramada midoobey ayaa lagu shegay...
Hal-abuur Laabsaalax ayaa sheegay in waxa wadanka qasaya uu yahay Muuse Biixi halkii uu dadka moobilada laga dhacayo habeen walba...
Wasiir Axmed Cawad ayaa la wadaagey IGAD xogta eryida Nikolas Haysom. “Shakhsi aan waddanka laga rabin, kana shaqayn karin” taasi oo...
Waxa Garoowe lagu doortey afhayeenka cusub ee golaha wakiilada Puntland ayadoo la rajaynayo in doorashada madaxa Puntland la door to...
Madaafiic ayaa laga maqley markale oo ay iswaydaarsadeen maamulada Puntland oo dooraso isku diyaarinaysa iyo maamulka Somaliland oo siyaasad ahaan...