Muuse Biixi oo xoriyada u diidey huteel ku yaala Hargeysa. Huteelkan oo lagu magacaabo beerta Libaxyada ayaa hore loo beegsaday...
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay Qarax ay fuliyeen argagixisada kooxda gaalsaynta. Beledweyne ayaa ah goobihii...
Qaramada midoobey (QM) ayaa war ka soo saartey markii ugu horeysay eryida ergaygii u dhashay Koofur Afrika ee ku kacay...
Ilhaan iyo Rashiid ayaa maanta loo dhaarinayo kursigooda xilli Trump murugeysan yahay oo uu xiray hawlaha dawlaha dhexe ka qabato...
Degmada Dilla ee gobolka Adal ayaa wado banayn lagu bilaabay. Degmada Dilla oo u dhow Boorama ayaa waxay ka mid...
Axmed Saleebaan Bidde waa abwaan ka mida abwaanada waaweyn ee Somaliyeed. Wuxuu fanka ku soo jirey muddo 50 sano ku...
Masuuliyiinta magaalada Burco ayaa ka hadley shil khasaare badan gaystey oo xalay ka dhacay. Shilkan gaari oo aad u khasaare...
Xisbiga Wadani ayaa sheegay in Muuse Biixi hadana ku fashilmey inuu xal keeno kadib kulan ay la yeesheen sidii doorashada...
Booliiska Ingiriiska ayaa baaray guri qoys Somali ah ka degan yahay magaalada Manjister kadib markii nin midi ku weeraray dad...
Muuse Biixi ayaa ka qayliyay eryida danjiraha QM u fadhiyay Muqdisho. Shalay ayay ahayd markii dawlada Somaliya u sheegtay Nikolas...
Jeneraal Caare ayaa ciidan cusub iyo korneylo ku soo biireen. Jeneraalka oo raba inuu hilfaha u qaado Muuse Biixi iyo...
Hogaankii ONLF ayaa war Jigjiga kaga dhawaaqay. Ilaa iyo intii uu xukunka yimi Cabi Axmed wuxuu liiska ka saaray urur...
Dawlada Somaliya ayaa eriday basaaska weyn ee Qaramada midoobey u fadhiya Xalane waa ninka lagu magacaabo Nikolas Haysam, waxa la...
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu qasbey inuu la hadlo Muuse Biixi waxa loogu yeero wadahadalo Somaliland iyo Koofurta Somaliya. Dadka siyaasada...
Xildhibaano ka socda dawlada dhexe ayaa gaaray Garoowe xilli Cabdiwelli Gaas ka manuucay. Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Xildhibaan Cali Yuusuf...
Axmed Muumin Seed waa jaahil dib ayaanu u gelinaynaa dugsi. Waa hadalka masuul ka tirsan xisbiga Wadani oo ka jawaabay...
Horjoogeyaasha kooxda gaaleynta Muslimiinta ee sanadkii hore ummada laga qabtey. Kooxda gaaleynta Musliminta ee leh magacyada badan ayaa kaliya diintoodu...
Bahda Araabinews ayaa sanad kheyr qaba 2019 u rajaynaysa akhristeyaasha sharafta leh meelkasta o ay caalamka kaga sugan yihiin. Waxaan...
Sucuudiga ayaa soo kireystay calooshood u shaqaystayaal Suudaaniis ah oo uga dagaalama Yaman. Suudaantan oo dhaqtarkoodu qaato kun doolar askariguna...
Liistada golaha barlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqay. Golahan ayaa dooran doona madaxa cusub ee Puntland oo la filaayo in doorashadu...
Musharixiinta iyo culimada Puntland ayaa doorashada iska arkey. Doorashada oo la filaayo inay dhacdo bisha soo socota ayaa waxa u...
Shaqaalaha degmada Saylac ayaa abaalmarin la siiyay. Waxana goobta ka hadley maayerka degmada Saylac iyo qaar ka tuirsan xildhibaanada golaha...
Wahaabiyada Sucuudiga oo la khashifay sidey u qariyeen meydka Jamaal Khashowqi. Suxufiga ayaa dilkiisu ka soo wareegtay sadex bilood markii...
Muuse Biixi ayaa nin Oromo ah ku xirey Hargeysa sida ay qoreen wargeysyada magaalada Hargeysa. Maaha markii ugu horeysay ee...
Saraakiil Somali ah ayaa ka qaybgalaya dhoolatus milateri oo ka bilaabay magaalada xeebta ah ee Jiddah ee ay ka taliyan...
Shiinaha ayaa dayax gacmeed u direy qaybta madow ee dayaxa oo aan hore cidi u gaarin ilaa xilligii dalkii la...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi muxuu ka yiri xaqiraadii ninka la yiraa Bulxan oo macalina kana qaybgalay dood lagu sheegay Somaliland...
Boorama oo boqol jirsatey waa barnaamij lagu xusi doono oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyar is xilqaantey. Waxa barnaamijka xuska ka...
Madaxii hore e Puntland Faroole ayaa soo faqay musuqa Cabdiwelli Gaas sheegayna ninkii laga filaayay inu jaamacado dhigo uu lacagta...
Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay wiil socodkiisa matalay uguna daray mishahar la'aan. Waxa sidaas xaqiijiyay xisbiga FAysal Waraabe ee...