Shuruudaha laga rabo musharixinta Koofur Galbeed ayaa la shaaciyay. Shariif Xasan ayaa doorasho isku diyaarinaaya waxana ka dhamaatey qaylada ah...
Qudbadii madaxweyne Farmaajo u jeediyay Koofurta Suudaan ee ku soo faqay ujeedada horjoogeyaasha qaar ka mida gobolada gaar ahaan sadexda...
Beesha Ciidagale (ISAAQ) ayaa markale dalbadey in Muuse Biixi eryo wasiirka ina adeerkii ee buuga ku caayay gabdhaha ISAAQA ee...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto ayaa la kulmey ururada haweenka. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay haweenka sida ay ugu hiiliyaan qarankooda. Axmed...
Cabi Axmed ayaa markale boos muhiima u magacaabay haweenay. Meaza Ashenafi oo ahayd qareen dhanka xuquuqda aadanaha ayaa loo doortay haweeneydii...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka baxaya gaari argagixisadu miino ku xirtey oo Muqdisho ku qarxay gaar ahaan isgioysyada dabka iyo Sayidka....
Maxkamada ciidamada ayaa xukuntey rag dhac ka gaystey Muqdisho. Labada eedeysane ayaa dhac u geystay Wiil dhallinyaro ah oo kamid ah...
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay qarxiyuay waxa horjoogeyaasha qaarkood rabaan xilli qaarkood la kulmeen madaxda QM u jooga Somaliya...
Fanaanka weyn ee Salaad Maxamed Derbi ayaa Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay. Salaad Derbi oo aad loogu xasuusto heesihiisa...
Ururada bulshada Somaliland ayaa ka qayliyay balan xumo kaga timi Muuse Biixi. Dhawaan ayay ahayd markii Muuse Biixi balan qaaday...
Wakiilka Muuse Biixi u fadhiya Maraykanka Bashiir Sh Cumar Good ayaa qirtey in magacii Somaliland burburey oo hadda ayna jirin...
Shariif Xasan ayaa ku farxay kulan uu la qaatey ergayga QM ee Somaliya oo Baydhabo u tagey dalabkoodii ahaa in...
Argagixiso haweenay ku dhex dishey gurigeeda magaalada Baydhabo. Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay in Haweenaydaan oo lagu magacaabi jiray Caatika...
Nimcaan Hilaac ayaa laga joojiyay bandhig faneed uu ka dhigi lahaa Boosaaso ayadoo arintaan lau fasirey dhinaca amniga maadaama argaixiso...
Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay sababta ayna doorasho u dhacayn. Muuse Biixi oo laga sugaayay inuu kala diro gudiga ugu shubey...
Muuse Biixi isagaa dib loo dhegaysan doonaa. Siyaasi Dhoolayare ayaa ka hadlay qalabka Muuse Biixi keensaday si dadka loo dhegaysto...
Farmaajo ayaa iiga muhiimsan Trump. Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa warkaas u sheegay xildhibaanada aqalka sare ee...
Haweenaydii uu guursan lahaa Jamaal Khasooqi ayaa si qiiro leh uga hadashay dilkiisa. Jamaal Khasooqi ayaa lagu xasuuqey qunsuliyada Sucuudiga...
Madaxa Galmudug Sh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay aqoonsan yihiin dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo uguna baaqay horjoogeyaasha qar inayna...
Caaqil reer Boon ah (Boon waa magaalo caana oo ku taal Awdal lagana bilaabay mashruucyo dhaxalgal) ayaa been cad ku...
War kuwii ina matalaay Awdal aaway markuu Siilaanyo bukey ee Saylici ugu horeeyo miyuu ogaan waayay xanuunka Siilaanyo. Buugii uu...
Axmed Madoobe ayaa gurmad ka helay ergayga UN Somaliya u jooga oo hore ay u dalbadeen. Axmed Madoobe iyo Cabdiwelli...
Miisaaniyada dawladu wax ku kala wadayso sanadka 2019 ayaa la shaaciyay. Shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ayay ku ansixiyeen...
Afhayeenkii u dambeeyay Siilaanyo ninka lagu magacaabo Xuseen Deyr ayaa sheegay in aanu ogeyn xanuunka Siilaanyo. Wuxuu dhinaca kale qirtey...
Gudoomiyaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay qalab Muuse Biixi dadka ku dhegeysanayo oo gobolka la keenay isla markaana dalbadey in...
Maayerada maamulka Somaliland ayaa Boorama ku kulmey. Kulanka maayerada ayaa waxa soo qaban qaabiyay hay'ad ka caawisa maamul wanaaga oo...
Horjoogeyaasha gobolada qaar oo markale diidey codsigii madaxweynaha ee la kulanka. War ay saxaafada siiyeen ayay ku sheegeen sadexda horjooge...
Waa in cunaqabatayn la saaraa wahaabiyada Sucuudiga waa hadalkii xildhibaan ka tirsan Turkiga iyo xildhibaan kale oo ku jira dawlada...
C/raxmaan Ciro ayaa amaanay buug Xirsi Tooriile qorey taabteyna qiimeynta xisbigiisa ee ku wajahneyd doorashadii qaarna lagu shubtey qaarna xulafadii...
Hooyo gabadheeda raadinaysa 2 sano ku dhawaad oo codsi diraysa. Hooyada iyo caruurteeda ayaa iyaguna sheegay in markii ugu dambeysay...