A Minnesota Democratic candidate for Congress who is poised to become the first Somali-American elected to the U.S. House has...
Mukhtaar Roobow weli kama tanaasulin gaalaynta ummada sidaas awgeed ma arko sabab uu isku soo sharaxo ama u istaago maamul...
Cabdi Iley ayaa markale maxkamad ka soo muuqdey. Waa markii sadexaad ee Cabdi Iley la horkeeno maxkamad intii laga qabtey...
Turkiga ayaa hadda xooga saaray in la helo meydka suxufi Jamaal Kashooqi oo la khaarajay bishan horaanteedii ilaa haddana laga...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka waramay kulan uu la qaatey madaxda Ingiriiska iyo jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska....
Danab xoolo badan ku laayay tuulo ka tirsan gobolka Galguduud. Xoolaha ayaa danabkan ama biriqdan ku dishey deegaanka u dhow...
Maxaa ka jira in Itoobiya xireyso xadka ay la wadaagto Woqooyi Galbeed. Warar baryahan soo baxaayay ayaa sheegayay in Itoobiya...
Waxbarashada dugsiga sare ee Somaliya ayaa weji cusub oo dhaxagala loo jiheeyay. Wasiirka waxbarashada oo ka waramay qorshe madaxweyne Farmaajo...
Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa soo faqdey sidii madaxweyne Farmaajo xilligii uu ahaa raiisal wasaaraha sababay in uu xilka iska...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka jawaabay su'aal wasiir Maareeye weydiiyay oo ahayd Somaliland. Maareeye ayaa sheegay in tubta...
Kulan looga hadlay yaraynta tacadiga haweenka miyiga oo Hargeysa lagu qabtey. Kulanada noocana ayaa waxa qaban qaabiya hay'addo ajaanib ah....
Sucuudiga ayaa Maraykanka siiyay 100 milyan oo lagu aamusiinaayo xasuuqi Kashooqi. Lacagtan oo lagu sheegay in lagu siiyay dagaalka uu...
Muuse Biixi ayaa ka qayliyay siyaasiyiinta jaamacadaha ka hadlaya ee duraya isaga iyo maamulkiisa, wuxuuna si hoose u faray jaamacadaha...
Puntland ayaa war ka soo saartey tirada soo galootiga ee korodhey. Madaxweyne kuxigeenka maamul Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Camey oo...
Wasiirada arimaha dibeda Itoobiya iyo Eriteriya ayaa Muqdisho yimi. Labbaa wasiir ayaa waxa madaarka magaalada ku soo dhaweeyay wasiir Axmed...
Badhasaabka gobolka Awdal ayaa digniin ka direy duufaano soo socda. Maamulka Muuse Biixi iyo Saylici aya ku fashilmey inay wax...
Muuse Biixi ayaa isku daray eryid iyo magacaabid laamo hoose oo ka mida maamulkiisa. Warqad uu soo qorey Muuse Biixi...
Axmed Shide ayaa boos weyn loo magacaabay Itoobiya isku shaandheyn uu sameeyay raiisal wasare Cabi Axmed. Wasiirada ayaa waxa ku...
Dawlada Somaliya ayaa faahfaahisay taageerida laga caroodey ee la siiyay Sucuudiga. Wasiirka arimaha dibedda Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in...
Somaliland ayaa dawlad Afrikaana oo fog wax ka raadisay. Waxa Hargeysa lagu soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibedda ee Gini Bisaw...
Xildhibaan Cawil oo Habarjeclo ah (ISAAQ) ayaa taageeray Jeneraal Caare. Shalay ayay ahayd markii Jeneraal Caare yiri waxaan u doodan...
Madaxweyne Farmaajo ayaa taageero laga fileyn siiyay Sucuudiga oo ku socda inuu galo khal khal siyaasadeed kadib markii uu Turkiga...
Meydka gabdho dhalinyaro Somali ah ayaa laga helay magaalada Miniyaabolis ee dalkaasi Maraykanka. Somalida halkaas degan ayaa aad uga xumaadey...
Sucuudiga ayaa ku faanay in ciqaabta la saaro mid ka weyn uu saari doono kadib jawaab uu ka bixiyay hadalkii...
Beelaha Jibriil Yoonis oo aanu ku jirin Maxamuud Yoonis iyo Habar Cafaan (Samaroon) ee dega gobolka Harawa ee Somali galbeed...
Jeneraal Caare ayaa soo dhaweeyay ku xigeenkiisa jeneraal Baaxad. Waad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey, wuxuu yaqaan...
Qadar ayaa kafaalo qaaday nolosha qoysas ay gaaraya 350 oo waalidkood ay xasuuqdey kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab sanadkii hore....
Dawlada Somaliya ayaa daawo la gaartey dhaawaca xasuuqii kooxda gaalaynta Muslimiintu shalay ka gaysatey Baydhabo. Xagjiro been loogu sheegay janno...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray caasimada Shabeelaha hoose ee Marka. Waxa halkaas ku soo dhaqeeyay guutada 14-ka Oktoober ee la sameeyay...
Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey xasuuuqii kooxda gaalaynta Muslimiintu u gaysatey dadkeena maanta oo kale sanadkii hore...