Maamulka Somaliland ee Hargeysa ayaa ka hadlay nin reer Awdala oo ku dhintey jeelka Hargeysa. Ninkan ayaa dayacdaro ugu dhintey jeelka...
Deg deg: Cali Khaliif oo caawa Hargeysa soo gaadhey caadina isku dhiibey. Wararka hadda naga soo gaadhaya Hargeysa ayaa sheegaya...
Banaanbax gilgiley Laascaanood iyo dadka oo ku dhawaaqaya maamulka Somaliland nama sheegan karo kamana tirsanin. Dadka Sool ayaa si xun...
Dawlada ayaa qaaday hawlgalkii ugu weynaa ee lagu qaado argagixisada dhuumaalaysiga ku jirta. Abaanduulaha ciidanka ayaa sheegay in ay markasta qaadi...
Hay'ada shaqaalaha maamulka Somaliland ayaa musuqey tiro shaqaale ah oo Laascaanood la siiyay sida uu sheegay madaxa hay'adaas. Musuqa ugu xun...
Muranka golaha deegaanka Boorama ayaa cirka isku shareeray ayaagoo ka bixi waayay weerar iyo weerar celin iyo maayerka oo dib u...
Boorama ayaa lagu aasay nin lagu ilaaway jeelka Hargeysa waxana aaskiisa ka soo qayb galay xubno ka irsan masuuliyiinta gobolka...
Madaxweynaha Iraan ayaa mar labaad loo doortey xukunka dalkaasi asagoo garaacay xagjiro isku tagey. Rowxaani ayaa subax hore direy ninkii ugu...
Boqor Salmaanka Sucuudiga ayaa soo dhaweeyay saaxiibkii Trump oo booqashadii u horeysay ku yimi dalka. Waxa Trump loo soo dhaweeyay si...
Raiisal wasaaraha Jabuuti ayaa noqdey beesha Warsangeli ee degta gobolka Sanaag wuxuuna bilaabay booqasho uu ku tagayo dadkiisa iyo deegaano ka...
Xasan Sheekh ayaa sharafta ka qaaday xildhibaano la soo kireystay oo qas ka bilaabay Muqdisho. Xildhibaanadan oo u badan kuwo hore u...
Trump ayaa safarkiisii u horeeyay doortey Sucuudiga iyo madaxweynaha Suudaan oo casuumada laga saaray. Trump ayaa ka qayb galaya shirka Carabta...
Maydka gabadh yar ayaa laga helay goob duura oo u dhow degmada Baki ee gobolka Awdal. Booliiska iyo gudoomiyaha magaalada ayaa...
Garoowe ayaa laga xusey maalinta qoomiyadaha Itoobiya xilli dalka Somaliya guud ahaan laga xuso maalintan qoomiyadaha Itoobiya oo Somaliduna ku jirto...
Wasiir Sacad Cali Shire AYAA ka hadlay saamiga Itoobiya laga siiyay dekedda Carabta la siiyay oo aan ku jirin heshiiska Carabta...
Salaad Cali Jeelle muxuu ka sheegay xildhibaano shisheeye wato oo Nayroobi isbahaysi kaga dhawaaqay. Kooxdan oo lagu adeeganayo ayaa sheegay...
RW Kheyre muxuu ka yiri xasuuqyadii u dambeeyay ee argagixisadu ka gaysatay Muqdiso iyo gobolada Koofurta oo sadexdii bilood ee...
Dawlada Somaliya oo ka hadashay imtixaanaadka mideysan ee la rabo in ay dalka oo dhan laga qaado halmar. Imtixaankan oo...
Garoonka Boorama ayaa la isla fiirinayo sidii dib loogu dhisi lahaa kadib markii la musuqey lacagtii loogu talogalay in lagu dhiso...
Xildhibaano Nayroobi ku midoobey ayaa dalka ku soo noqdey shir jaraaidna qabtey sheegayna waxay ku midoobeen. Xildhibaanadan ayaa u badan kuwo hore...
Wasaarad cusub ayaa lagu kordhiyay golaha wasiirada xilli kuwii horeba la fiirin waxqabadkooda. Wasiirka warfaafinta ayaa saxaafada u akhriyay nooca ay...
Badhasaabka Saaxil iyo reer Berbera oo ka wada qaybgalay maalinta SNM ee 18 May muxuuse u sheegay reer Berbera oo...
Faysal Waraabe ayaa diidan magaca Somali-land kuna baaqay in la wareego. Faysal Waraabe ayaa hore looga bartey isku dirka iyo nacaybka...
Siilaanyo oo warqad ka akhriyay maalinta SNM ee 18 May maxaase ku qornaa warqadda. Siilaanyo ayaan wax shaqo ah ku...
Kooxda isku magacowdey madasha ma horusocodbaa mise waa dib u socod. Waxa baryahan saxaafada ku jira koox ka tirsan barlamaanka...
Maxaan ka ognahay tirada diyaaradaha isticmaala hawadeena iyo kuwa ku soo dega iyo lacagta lagu cuno
Maxaan ka ognahay tirada diyaaradaha isticmaala hawadeena iyo kuwa ku soo dega iyo lacagta lagu cuno. Hawadeena ayaa maqneyd muddo...
Argagixiso qarax ka gaystey Muqdisho sanadkii hore oo la toogtey maanta. Ninkaan oo ka mid ahaa argagixisada xalaashatey dhiiga Muslimiinta...
Reer Buuhoodle ayaa bilaabay maalinta nadaafada ee 18 May ayadoo degmada hoose ee magaaladaasi ay dadka uga digeen wadooyinka ay dhigayaan...
Faysal Waraabe oo reer Boorama amaanay iyo taageerayaal sacabka u tumey. Faysal ayaa xisbigiisa ay ku soo hadheen qaar ka...
Wasiirka Waxbarashada maamulka Somaliland ayaa reer Berbera kulan ku qaatey Maxamed Yuusuf ARAABINEWS