Somali laga soo dejiyay Muqdisho ayagoo gacmo xiran. Wararka ayaa sheegaya in dadkan lasoo tarxiilay ay wadeen saraakiil Mareykan ah,...
Booliiska Muqdisho ayaa lagu wareejiyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo argagixisada oo naxsan. Sarkaal ka hadlay diyaaradahan ayaa sheegay in uu...
Yuusuf Garaad ayaa qoraal kaga waramay safarada madaxweyne Farmaajo ku tagey dalalka dhow dhow. Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u...
Warshadii sonkorta ee Jowhar ayaa lagu bilaabayaa dib u dhis waxana la codsaday in la baneeyo sida warqad ka timi wasaarada...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey sheekha caanka ah ee Sh C/rashiid Sh Cali Suufi ee hadda si caadiya u degan Qadar...
Qadar ayaa dawlada Farmaajo ugu deeqaysa lacago farabadan xilli xifaaltan jiro. Qadar ayaa taageerta qaar ka mida urur diimeedyada Somaliya, Siiriya,...
Sucuudiga ayaa sheegay maalinta bisha Ramadaan curanayso sanadkan. Sucuudiga ayaa waxa la sooma inta badan Muslimiinta ku nool wadamada Yurub maadaama...
Maayerka iyo xildhibaanada golihiisa ayaa welli isku dhegan iyo cidii kala furi lahayd oo daawanaysa. Gudoomiyaha gobolka ayaa laga wayay Boorama...
Xildhibaan Baar Siciid ayaa ka hadashay cadaalad darada ka jirta maamulka Somaliland oo ay ku tilmaantey mid burburin karta hadaan wax...
Taxanaha Ramadaanka waa ruwaayado qosola oo laga sameeyay Ramadaanka waxana kuu jilaya fanaaniin kuwii aad u jeclayd. Ramadaanka ayaa sidaa...
Bangiga Premier bank ayaa Hargeysana laan ka furtey xilli bangigu in muddo ah xarun weyn ku lahaa Muqdisho halkaas oo Xasan...
Madaxweynaha Somaliland ayaa sii daayay weriye Coldoon kadib markii fadeexad ka raacdey. Dadka badankiisa ayaa qaba in Siilaanyo shaqo ku lahayn...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa beel aan u xisaabsanayn taageero ka raadinaya hadda xilli gabadh reer Hargeysa oo jeclaatay nijn...
Siyaasi Axmed Muumin ayaa markale ka cawday xisbiga Wadani oo uu waayay musharax ku xigeenimada saxaafadana la Hadley Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Haweenay tagsiile ka noqotey Hargeysa ayaa fariin u dirtey haweenka kale. Xiisaha gabadhan xoogsanaysa ayaa dhiirigelin u ah gabdhaha kale ee...
Gacanyaraha Siilaanyo Maxamuud Xaashi oo isagu kala wada hawlaha maamulka Siilaanyo oo ay weheliso Aamina Waris ayaa diyaariyay isku shaandheyntii...
Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay dalkaasi Qadar oo tartan kula jira Imaaraadka. Madaxda Turkiga iyo Qadar ayaa wada urur...
Jaamacada Camuud iyo dhiirigelinta cilmiga kambuyuutarka qaybtiisa la xiriirta is gaadhsiinta ayaa xaflad noocaasa ay soo qaban qaabisay Jaamacadu iyo...
Ololaha shuban biyoodka Boorama oo mar gaaray heer xun ayaa war ka soo baxay xilli lagu guuleystay in la hakiyo...
Dawlada Jabaan AYAA caawimo kale oo yar soo gaarsiisay booliiska magaalada Muqdisho xilli deeqaha noocani ah ayna waxba ka tarayn baahida...
Beel Hawiye ah iyo beel kale ayaa qaadacay sida loo qaybiyay gudoomiyeyaasha Muqdisho oo xalay ay kala qaybsadeen beesha Hawiye oo...
Axmed Muumin Seed ayaa amaan la dul fuuley xisbiga Kulmiye oo hore uu ugu tilmaamay xisbi jufo leedahay oo aan ahayn...
Dr C/raxmaan Bayle oo ah wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ka hadlay nidaamka maaliyada xilli dakhli korodh laga...
Burco xarun dhisme loo dhagax dhigey iyo ujeedada dhismahan oo hadalo laga jeediyay. Dadka dhagaxa dhigaya ayaa waxa ku jira...
Xaglatoosiye oo ah wasiirka caafimaadka maamulka Somaliland ayaa wali ka sasan Cali Khaliif beeniyayna in uu Xamar u socda. Xaglatoosiye...
Laascaanood waxay ku baxdey khilaafka reer Puntland dhexdiisa: Waraysi dhamaystiran oo weriye C/salaam Hereri la yeeshay madaxweyne ku xigeenka Puntland...
Ingiriiska ayaa war ka soo saaray ninkii isku qarxiyay xarun ku taala magaalada Manjister ee Woqooyiga dalkaasi halkaasi oo ay ku...
Dr Beyle ayaa la hadlay shaqaalaha dekedda Muqdisho xilli dawladiisu u tafaxaydatey sidii ay u soo xerayn lahayd dakhli dheeraada oo...
Maxkamada ciidamada ayaa fulinaya amar ka soo baxay madaxweyne Farmaajo oo ku aadanaa askarta isbaarada dhigta wadooyinka dadkana dhiigooda jaqa. Hoos...
Masjid ku yaala magaalada Oldham ee Ingiriiska ayaa dab la qabadsiiyay kadib markii nin isqarxiyay oo sirdoonka Ingiriisku ogaayeen uu galaaftey...