Taliyeyaal la isku bedelay inkastoo qaar hore la soo celiyay. Waxa xilkii laga qaaday taliyihii nabadsugida waxana lagu bedelay Sambalooshe...
Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow xilkii ka qaadey gudoomiyihii gobolka Banaadir ayadoo maalmahan la hadal hayay in xilkaas loo bahan yahay in loo...
Liiska xildhibaanada saxiixay soo jeedinta ama mooshinka ka dhanka saldhiga Berbera ee Carabta la siinayo kaas oo aan la ogeyn waxa...
Argagixiso kaligood dhex lugeynayo magaalada Ceelbuur oo looga guurey. Magaalada Ceelbuur ee dhacda Bariga gobolka Galgaduud ayaa waxaa dhawaan ka...
Beesha Muuse Biixi haday cod rabto ha keenaan dadkii ay wadada ku qasheen. Beel cod rabta laakiin aan rabin in...
Halkee ku dambeeyay mooshinkii laga keenay carabta Berbera la wareegsaysa ee looga qaatey boqolaalka kun ee doolar ee lo bixiyay...
Muuqaal aad ka naxayso xasuuqii argagixisadu maanta ka gaysatay Muqdisho oo ay ku dileen ilaa shan qof oo aan waxba...
Wajigii labaad ee kulanka beesha Muuse Biixi iyo salaadiin dhabarka Saylici ka soo taabtey oo u balan qaaday in codkooda...
Ruushka ayaa ogaadey in argagixisadu sun ku weearatay dad shacaba ayagoo suntaas ku waday ciidanka Siiriya ee ka xoreynaya dalka...
Argagixisada oo quraac ka dhigtey shan ruux oo dadkeena ah magaalada muqdisho. Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka...
Wasiirka cusub ee amniga oo xirtey dharka askarta kadib kormeer uu ku tagey goobo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho...
Prof Axmed Samatar oo been ku sheegay in jariirad weyn wax ka qorto macaluul ka jirta Baydhabo. Jariiradaas ayaa la...
Qisada oday ku nool Hargeysa oo guursaday 27 haweena hadana guursaday gabadh 23 jira ayna u leedahay ilmo Maxamed Yuusuf...
Prof Axmed Samatar oo ku fashilmey siyaasada oo fikirkiisa ka dhiibtey dawlada cusub ee uu hogaamiyo Farmaajo iyo Xasan Kheyre...
Dawlada hoose ee Hargeysa oo qaaday talaabo dhinaca caafimaad ah xilli dadka laga iibiyo maciishado xilliyo hore dhacay oo laga...
Qaar ka mida salaadiinta Saylici taageersan iyo kuwa Hargeysa oo kulmey iyo ujeedada oo lagu sheegay in lagu taageerayo Muuse...
Gudoomiyaha Wadani ee Awdal oo taabtey arimo xasaasiyo oo gobolka ka jira xilli cabashooyin an waxba laga qaban ay jiraan...
Wasiirka cusub ee amniga ee Somaliya oo digniin culus soo saaray xilli argagixisadu kordhisey xasuuqa ay ku hayso dadkeena. Xasuuqa...
Ruushka AYAA helay dalka uu ka soo jeedo argagixiskii qarxiyay tareenka. Sirdoonka dalkaasi ayaa sheegay in tirada hadda dhimatey ay...
Imaaraadka ayaa u qaadan la lacagta uga soo xeroota dekeda Berbera kadib bil kaliya oo ay jaqeen. Warkan ayay u sheegeen dhaxal...
Odayada Hawiye oo ka qayliyay dad maamulka Somaliland ka xidhey dalbadeyna in la si deg dega loo sii daayo. Maamulka...
Argagixisada dhiigeena xalaashatey ee shabaab ayaa xasuuq ka gaystey Ceelbuur oo ka tirsan Galguduud halkaas Itoobiyaanku u baneeyeen. Ceelbuur ayaa argagixisada...
Xildhibaano isaga tagey xisbiga Kulmiye oo hore u waayay taageeradii beesha Siilaanyo ay ka filayeen Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Cali Khaliif oo qarxiyay sir Siilaanyo u sheegay xilli uu hadda isku dhiibayo lamase garan karo in uu xilligan ku...
19 jir laba dumara ku guursaday degmada Arabsiyo ee maamulka Somaliland ayaa si fiican loogu ciyaaray. Deegaankan ayaa caan ku...
Wasiir khilaaf badnaa ayaa lagu wareejiyay wasaarad aan loo baahneyn samaynteeda. Wasiirka dastuurka iyo federaalka ayaa lagu yaqaanay khilaaf waxana loo...
Puntland ayaa ka qaylidey lacag oo qaybiyay maamul jufeedyada. Lacagtaas ayaa ahayd mid loogu talogalay abaaraha oo aan la garanayn cida...
Argagixisada shabaab ee xalaashatey dhiigeena ayaa suldaan u caleemo saaray sidey jecelyihiin deegaano ay qariyeen oo ku yaala Jubooyinka. Suldaankan beesha...
Hadalkii taariikhda galay ee wasiir Nuur Faarax Xirsi Allaa yarxamu: anaa ku daalay gooni goosad ee I warayso horta ...
Twenty people have been murdered and others wounded at a Sufi shrine near the city of Sargodha, in Pakistan's Punjab...