Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Muumin Seed, ayaa soo saaray Warmurtiyeed.,oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay...
Bulshada dhibta abaartu haysato iyo weliba dadka kale arrimaha maaliyadda falanqeeya ayaa su’aalo badan ka keenay hab-dhaqanka guddida abaaraha, waxana...
Qayb ka mida dayaxgacmeed ayaa ku soo dhacay dalkaasi Burma ee hadda loo yaqaan Myanmar. Qaybtan oo loo malaynayo in...
Doorashooyinka Aqalka hoose ee ka socda magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu doortay 7 xildhibaan oo cusub. Doorashadii maanta ugu adkeyd...
Waxa welli socda dagaalka federaalka ee u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kaas oo ay barakaceen dad masaakiina oo lagu dul...
Banaanbaxyo lagu diidan yahay Trump ayaa ka dhacay dhamaan gobolada Maraykanka. Banaanbaxyada ayaa ku dhawaaqayay cunsuri Trump iima aha madaxweyne,...
Waxaa maanta ilaa caawa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle kasocotay Doorashada Xubaha aqalka sare ku matalata Maamul goboleedka Cusub...
Haweeneyda Soomaalida ee Ilhaam Cumar ayaa ku guuleystay kursiga golaha wakiilada ee Minnesota. Ilhaan Cumar oo ah Somali-Mareykan muslim ah...
Waxa la filayay in uu guulaysto cunsuriga Donald Trump oo hadda bedelaya Barack Obama oo dalka kaga tagaya taageero xoogleh...
Dawlada Hindiya oo dadkeedu musuq rigaadsaday ayaa ku dhawaaqdey halmar in ay joojisay lacagta 500 iyo 1000 rupii ee dalkeeda...
Sawiradii u dambeeyay oo aan ka helno dagaalka federaalka ee u dhexeeya maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa wali rasaastu socotaa...