Maraykanka ayaa waxa ka soo baxay cabaad aad u dheer kadib markii Woqooyiga Kuuriya at tijaabisey kuna guulaysatey hubka culus...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah...
Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa sheegay in ay isku raaceen Maraykanka in si wadajira argagixisada Daacish looga xoreeyo magaalada weyn ee...
Muwaadiniin ka soo jeeda deegaanada Lughaya ee beesha dhexe ku qabsatey dhulkooda ayaa dacwad u gudbiyay maxkamada sare ee maamulka...
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya...
Maamulka Puntland ayaa xilligaan aad uga shalleynaya xiritaankoodii ku aadanaa xadkii ay la lahaayeen Galmudug ee Gaalkacyo, kadib markii xaalad...
Waxa la filayaa in bisha soo socota la doorto madaxweyne kale oo Somaliya waxaadse is waydiin kartaa yaa saaran kawaanka...
Guddi xildhibaano ah oo ka tirsan aqalka Ingiriiska ayaa ugu baaqay dawlada Ingiriiska in ay jojiyaan hubka ay ka iibiyaan...
Diyaaradihii Khaatka ka degi jiray Magaalada Muqdisho garoonka Diyaaradaha Aden Cade maanta ma tegin iyagoo u hogaansamay Amarkii kasoo baxay...
Nuxurka Laba Qodob Oo La Isku Maan Dhaafay Dhamaystirka Heshiiskii Somaliland Iyo Shirkada D.P.World. ARAABINEWS Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr....