Waxa welli socda dagaal xabadu u dhacayso dhinacyo badan una dhexeya dadka deegaanka iyo ciidan soocan oo ka yimi Hargeysa....
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa xaaladu kacsan tahay kadib markii askari ka soo jeeda Hargeysa uu diley nin dadka...
Waxa maanta dalkaasi Usbakistaan lagu aasay hogaamiyihii dalkiisa u diidey in ay argagixisada caalamiga ah ee diinteena ku qadhabaabta ay...
Waxa maanta kow ah bisha barakaysan ee Dhul-xija, taas oo ka dhigan in buurta carafo la taagnaan doono maalinta Axada...
Safiirada Ingiriiska u fadhida Somaliya Harriet Mathew oo waraysi siisay wariye gooni goosada ayaa runta u cadaysay in haddii Ingiriisku...
Shirkada Samsung ayaa sheegtay in ay dib ugu yeertay kumanaan moobilada gacanta nooca loo yaqaan Samsung Galaxy note 7 kadib...
Madaxweynihii dalkaasi Muslimka ah ee Usbakistaan ayaa raiisal wasaaraha Turkigu sheegay in uu geeriyooday. Madaxweyne Islam Karimov ayaa dalkiisa ka...
Mid ka mid ah masuuliyiinta Madaarka Soomaaliya ee la soo dhaweeyey oo bogga uu Facebook-ga ku leeyahay ku daabacay qoraal...
Ciidanka Amaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay kusoo bandhigeen Magaalada Baydhabo Saraakiil katirsanaa Daacish. Ragga La qabtay oo tiradooda...