Ciidamo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM...
Waxa baryahan socdey baasaboor la sheegay in midowga Afrika yeelatay kaas oo dhowr wadan oo ka mida lagu tagi doono...
Waxaa galabta Magaalada Hargeysa  ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Shay Mire Dacar. Waxaa geerida fanaanka...
Beautiful colours lit up Henley this weekend… visitors from Borama dressed in their traditional brightly coloured clothes danced, drummed and...
Wararkii ugu dambeeyay afgambigii fashilmey ayaa sheegaya in dawladu ilaa hadda qabatey dad gaaraya 6000 oo qof oo siyaabo kala...
Booliiska Bakistaan gobolka Punjab ayaa ku guulaystey in ay soo qabtaan nin walaashii sumeeyay kadibna diley. Gabadha lagu magacaabo Baloch...
Hay'ada sirdoonka ee Somaliya ayaa baadhitaan ay ku sameeyeen boorso ay wateen shaqaale ka tirsan Somali Channel uu EY ka uriyay...
Waxa maanta magaalada Henley ee Ingiriiska ka dhacdey kulanka ''Boorama oo tagtey Henley ama afka qalaad Borama Comes to Helney''....
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo inqilaabkii fashilmay ee xubno ka mid ah Milatariga...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta iskugu yimid shir aan caadi ahayn ayaa si xoogleh loogu canbaareyey...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo War qoraal ah ka soo saaray Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho, ayaa si kulul wuxuu kaga...
Madaxweynaha Turkiga ayaa hadda ku hoyday gurigiisa madaxtooyada ee Istambul. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaaladu caadi ku soo...
Afgambigii koox ka tirsan ciidanku ku qaadeen dawlasa akhwaanka ee Erdogan ayaa fashilmey iyo madaxewyne Erdogan oo ku soo laabtey...
Iyadoo afgambigii lagu sameeyay dawlada akhwaanka ee Erdogan ayna wali kala cadayn cida guushu raaacday ayaa Ruushku ku baaqay in...
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in askar aan la garanayn ay la wareegeen idaacada dalkaasi iyo telefishanka sheegayna in ay...
Wararka laga helayo buundada kala qaybisa caasimadii hore ee Turkiga ee Istambul ayaa sheegaya in la kala gooyay oo gawaadhidu...