Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maantay qabtay in ka badan 50 fuusto oo Qamri ah oo nooca Soomaalida farsameyso ee loo...
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan cirro ayaa weereegto uu koordhaweyd soo saaray ku magacabay Xoghayahaa war-faafinta Xisbiga WADDANI,kaas oo uu u...
Ciidanka Khaatumo ayaa soo bandhigey cudud milatari iyadoo kuwa Somaliland la sheegay in ay soo dhawaadeen. Ciidanka Somaliland oo ay...
Suldaan Axmed Cilmi ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray suldanka Habar Awal wuxuuna sheegay in uu la...
Hambalyo hambalyo arooska boqor Dr C/xamid Sh C/Salaan Sh Cali Jawhar Iyo boqorad Nimco Maxamed Faahiye oo arooskoodu ka dhacay Boorama...
Hambalyo hambalyo arooska boqor Maxamed Cali Aadan iyo boqoradiisa Hoodo Axmed Xasan oo arooskoodu ka dhacay Boorama. Asxaab aad u...
Wakiilka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa Boorama si aada loogu soo dhaweeyay xilli ay jaaliyada aadka u badan ee reer...
Hay'ad u qaabilsan alaabaha dhacay ee gobolka Awdal ayaa ku gubey magaalada agab waqtigoodii dhacay iyadoo dadkana uga digtey in...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe “WADDANI-yoow Basar Xumada Haddaydaan Joojinin, Cirro Dalka Qas Buu Gelinayaa… Miyaa La Illaaway...
Faizal hadal bad-naantu wax wal ba way ka yeedh siisay. iminka wuxuu marayaa in uu komishanka doorashooyinka dhex dooda ka...
US troops took part in a raid on the Islamist al-Shabab group alongside Somali troops, American officials say. Al-Shabab earlier...
Mataaneyaasha dhalanaya iyagoo laba aabo kala dhaleen oo aad moodo in ay aduunka ku soo badanayaan. Laba mataano oo u...
Tirada xasuuqii argagixisada shabaab u gaysatey dadkeena ku nool Bydhabo ayaa sii korodhey iyadoo tirada ay laxaad tireen ama wali...
Haweenay ku socotey dalkaasi Faransiiska ayaa lagu qabtey ilmo yar oo ay si qaldan u dhoofinaysay. Haweenaydan ayaa ka soo...
Madaxweynaha Somaliya ayaa dib u furey qayb ka mida jaamacadii Ummada Somaliyeed oo dib loo hirgeliyay hadana ay ka dhigtaan...
Gudoomiyaha UCID oo samayn kari waayay olole doorasho kadib markii xisbigiisu u galiyay khalkghal siyaasadeed ayaa u hanjabay gudoomiyaha Wadani...
Qaar ka mida jaaliyada Kanada ayaa gargaar raashina soo gaarsiiyay isbitaalka qaaxada ee magasalada Boorama oo ay ku jiraan dad...
Dood furan oo loo qabtey aqoonyahano uu ka mid yahay C/waaxid Sh Cismaan Qalinle iyo siyaasiyiin kale ayaa lafogurey xaaladaha ay kla...
Wasiir Sacad oo maalintii shalay khudbad dheer ka hor jeediyey guddida joogtada ah ee golaha guurtida, ayaa sheegay in dadka...
Taliyaha booliiska gobolka Banaadir Cali Gaab ayaa faahfaahiyay sida qaraxii saaka lagu quraacdey uu waxyeelo u soo gaarsiiyay dadka iyo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax waaberigii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ka dhacay degmada...
Wararka ka imaanaya agagaarka xarunta gaadiidka ayaa sheegaya in halkaasi ay goordhaweyd ka dhaceen qaraxyo aad u xoog badan. Lama...
Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan duqeyntii ciidamada Cirka Mareykanka ku qaadeen xero ay tababar uga socday ee Gobolka...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo la hadlayay jaaliyada Puntland ee Kanada ayaa amaanay cadaaladii Siyaad Barre ku qaybiyay degmooyinka dalka...
Waxa magaalada Buuhoodle maanta ka furmey kulan dhexmaray masuuliyiin ka socda dawlada dhexe iyo maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Galaydh ee...
Waa warasysi xiise leh oo lala yeeshay oo AYROTV la yeeshay Luul Maxamed Rooble oo awowgeed wadi jirey tareenka isku...
Gudoomiyaha Jaaliyada reer Jabuuti ee gobolka Awdal ayaa farin u direy dadka reer Jabuuti ee ku nool gobolka Awdal isagoo...
Ururka SAWOD ee gobolada Awdal ayaa xusey maalinta hooyada, waxayna ka hadleen dhibaatada haysata hooyada ku nool aduunka qaasatan hooyada...
Maalinta hooyada ayaa laga xusey Boorama waxana Jira xaflado lagu xusayay maalintan. Ururka NOW ee gobolada Awdal ayaa deeq gaarsiiyay...