War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisada Talibaan ay weerar qaraxa ku qaaday jaamacad ku Woqooyi Galbeed dalkaasi Bakistaan....
Ruux u dhashay dalka Kiiniya ayaa lagu soo oogay dambi ah inuu baahiyay sawirada askartii lagu dilay deegaanka Ceel-cadde ee...
Wargeys Baahiya wararka kooxda DACISH ee wadamadamada Ciraaiyo Syria ayaa xaqiijiyay inuu dhintay Jihadi John oo ahaa Gowracaagii kooxda ISIL...
Turkiga ayaa dhawaan furi doona saldhig milatari oo lagu tababarayo ciidanka Somalida ee isku dhafan inkastoo aan la garanayn cida...
Guurkii yaraayoo gabdhahaa is hortaagey ma dhabaa halku dhigaasi xilli gabdho badan sugayaan calafkooda waa ruwaayad cusub oo magaceeda ku...
Badhasaabka Burco ayaa Somalida ku daray ajaanibta joogta Burco ee laga ilaalinayo reer Burco si ayna dhibaato ugu gaysan. Mar...
Marka hore ilaahay baa mahad leh ii suurto geliyay inaan ka hadlo mowduucan intaa kadib: Dadka madoow ee ku nool...
Ilmoyar oo gabadha oo lagu qiyaasay da'deeda ilaa 4 bilood ayaa laga helay xaafad ku taal Hargeysa waxana ka hadlay...
Hay'ad Ingiriiska ka socota ayaa xarun dambi baadhis iyo sida waliba loo baadho dambiyada u furtey booliiska iyo hay'adaha amniga...
Tartan suugaaneed aad u xiise leh oo lagu maamuusayo maalinta afka hooyo ayaa ka dhacay Muqdisho halkaas oo tartan la...
Tahriibayaal gaaraya ilaa 400 oo ah Oromo ka ordaysa nolosha adag ee Itoobiya ayaa lagu qabtey tuulada Caynabo ee gobolka...
Cali Warancade oo ka hadlayay dadka ajaanibta ah ee jooga gobolada Somaliland ayaa la yimi sharciga carabta e gumeysiga isagoo...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka hadlay isbahaysigii Kulmiye oo wax laga waydiiyay in ay ku soo biirayaan. Ciro...
Publisher Penguin Random House says job applicants will no longer be required to have a university degree. The firm wants...
Waxa habeen hore baroordiiq balaadhan loogu sameeyay London ugaas C/raxmaan Khaliif oo ku geeriyooday Beledweyne waxana munaasabada ka soo qaybgalay...
Wariyihii idaacadii SNM ee Qudhmis ee xarunteedu ahayd Itoobiya ayaa Prof Axmed Samatar wax ka waydiiyay fikirkiisa ku aadan sanadka cusub....
Suldaan Abshir iyo waxgarad kale ayaa wacyigelinta diiwaangelinta ka bilaabay degmooyinka xeebta gobolka Awdal. Diiwaangelinta ayaa la filayaa in ay...
Wasiirka dastuurka dawlada Somaliya ayaa sheegay in la soo hordhigey nidaamyo kale oo federaala oo dadkale leeyihiin ayna ku talojiraan...
Booliiska iyo dadweynaha gobolka Togdheer ayaa qabtey soona sheegay nin ku eedaysan in uu xoolaha dhiiga ka jaqo xilli gabadfhyar...
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay deked ka dhisayaan tuulada Maydh iyadoo dekeda Lughaya loo waayay awood lagu dhiso....
Iskaashatada basaska Hargeysa ayaa qaylodhaan u direy madaxweyne Siilaanyo iyagoo ka cabanaya maayerka Hargeysa. Iskaashatadan oo la hadlay saxaafada ayaa...
Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa waraysi xiise leh lagula yeeshay qisooyinkii jacayl ee soo maray iyadoo ka...
Garsoorka gobolka Awdal ayaa yeeshay hogaan cusub iyadoo xilwareejin ay ka dhacday. Hogaamiyihii hore ee garsoorka ayaa laga dhegeystay warbixin ka siiyay...
Maayerka Laascaanood ayaa ka hadlay lacag cashuura oo la sheegay in loo kordhiyay gobolka Sool si loogu caawiyo Laascaanood in...
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO WERSHADA SHIFO EE BIYA SAXO. WAA TALAABO HORLE. WAXAN QABAA IN UU GOBOLKA KHAYRAADKIISA DABEECIGU LIBINLAAB DABOOLI...
Maamulka Siilaanyo ayaa ugu dambeyn toogtey haweenay sanadkii hore kula kacdey haweenay lagu magacaabo Ruqiya Siciid Ayaanle dil kadibna nolosha...
Somalia received a pledge of aid for $50 million from Saudi Arabia this month on the same day it announced...
Maxkamada Puntland ayaa ridey xukuno kala duwan oo lagu ridey eedaysaneyaal ay sheegeen in hadda lagu qaadayo sharciga Islaamka. Maxkamadan...
War fadeexada ayaa lagu qorey in Somaliya qaadatay shilimaad laga naxo oo ay qaateen isla maalintii Xasan Sheekh xiriirka u...
Kadib weerar gaadmo oo argagixisada shabaab ku qaaday ciidamada Kiiniya ee deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo ayaa idaacad ku hadasha...