Culimada Buuhoodle ayaa ku baaqay in jihaad lala galo maleeshiyada maamulka Hargeysa oo la sheegayo in ay kibir awgeed rabaan...
Markii ugu horeysay magaalada Boorama ayaa la sheegayaa in warshad biyaha caagaysa laga furey isla taasi oo manta xariga laga...
Shirkii Kismaayo uga socday kooxaha Somalida ayaan go'aan laga soo saarin waxana wufuudii halkaas joogtey dib ugu noqdeen goobihii ay...
Afhayeenka xukuumada madaxweyne Siilaanyo ayaa beeniyay in booska laga tuurey wasiirka maaliyada Samsam iyadoo warar ay sheegayeen in wasiiradu ku...
Siyaasiga Maxamud Ibrahim Raage oo Wadani ahaa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Siyaasiga ayaa hore iskaga casiley...
Madaxweynaha Maraykanka ayaa dhinaciisa amrey in IRAN laga qaado cunaqabataynta saarneyd halka Qaramada midoobey iyo midka reer Yurub iyaguna sii...
The US secretary of state, John Kerry, has ordered that nuclear-related economic sanctions against Iran be lifted after a final...
Dadweynaha Buuhoodle ayaa ka carooday weerar daraad lagu soo qaaday Balicad oo ay soo qaadeen ciidan beeleed reer Soola iyo...
Raiisal wasaarihii hore Somaliya Cabdulwelli Sh Axmed ayaa ka qoomameeyay jagadii hore ee uu dalka u hayay. Cabdulwelli ayaa calaacal...
Badhasaab maamulka Hargeysa u magacowdey Buuhoodle laakiin Hargeysa fadhiya kana baqaya in lagu dilo Buuhoodle ayaa u jawaabay Galmudug oo...
Shirkii Kismaayo ayaa xalay fashilmey, waqtigan aan qoreyno warkan oo saacada geeska Afrika tahay sadexdii galabnimo ma jiraan wax laysku...
Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Seed ayaa kormeer ku tagey goobaha diiwaangelinta ee magaalada Burco halkaas oo uu si...
Diiwaangelinta gobolka Togdheer ayaa manta la bilaabay waxase durba soo baxaysa qaylodhaan ka imanaysa Togdheer iyo odayaasha beelaha oo sheegaya...
Wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland ayaa dhagax dhigey xero ciidan oo lacagteeda uu bixiyay ganacsade reer Jabuuti. Waxa isla maanta Saylac...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ugu yaraan 20 qof lagu xasuuqay weerar lagu qaaday huteel ku yaala caasimada...
Shir jaraaid oo ay qabteen Oromada degan Burco ayay kaga hadleen in ay suuqa dhexmari kari waayeen amaankoodiina khalkhal galay...
Weerarkii ay Maleeshiyada Shabaab ku qaaday Xarunta Ciidamada Kiiniya ay ku lahaayeen Magaalada Ceel-Cade ee gobolka Gedo,oo subaxnimadii hore ee...
Maalintii shalay waxaa magaalada Kismaayo ka furmey shirka Madasha Wadatashiga ee geeddi Socoda Doorashooyinka Soomaaliya 2016. Kadib khudbado qurux badan...
Oday dhaqameedyo ka soo jeeda Beledweyne ayaa ka qayliyay shirka ka socda Jowhar oo ay ahayd in ay ka qaybgalaan....
ARAG Siilaanyo war meel aan cidi ictiraafsanayn macdan lagama soo saari karo: sun ayaa lagu shubayaa
Axmed Siilaanyo ayaa xilligii uu kursiga ka tuurayay Daahir Rayaale cadeeyay in meel aan la ictiraafsanayn macdan laga soo saari...
Turkiga ayaa lagu eedeeyay in uu dib u celinayo qoxootiga Siiriya oo ah Suniyiin xilli Erdogan oo dagaal diimeed kula...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo waxa lagu xasuustaa ninki ugu cadaalada xumaa ee soo mara intii burburka gobolada Woqooyiga intii ay...
Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ayaa heshiis la galay wasiir ka tirsan Puntland iyadoo uu socdo shirka looga tashanayo doorashada...
KULMIYE WUU KU CAANA MAALAY AWOOD DAWLADEED WAA HAAMAHII WAA DOORASHADII MURSHAXNIMO IYO FALKII U DAMBEEYEY EE BURCO CIIDAN LAGULA...
Soomaalida ku nool Magaalada Portland ee gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa toddobaadkii tagay u dabaal degay qofkii ugu horeeyay...
Shir maalmahanba u socdey beelaha Dhulbahante iyo Isaaq magaalada Caynabo ee gobolka Sool ayaa la soo gabagabeeyay halkaas oo laga...
Safar uu Muuse Biixi ku tagey Burco ayaa dad badan aad uga cadhoodeen isagoo si hagar la'aana u istcimaalay hantida...
Dhacdo naxdinleh ayaa reer Burco ku waabariisteen kadib sida ay sheegeen in neef xoola ah loo cunay si aan hore...
Shil gaadhi ayaa shalay galab ka dhacay duleedka magaalada Boorama meel u dhow garoonka diyaaradaha oo hadda noqdey magaalada dhexdeeda....
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in laga noqday qorshihii balaadhinta caasimada dalka ee khilaafku ka dhashay. Warbaahinta dalka ayaa maanta lagu...