Waxgarad ka soo jeeda Puntland iyo Jubba oo iyagu saxaafada la hadlay ayaa dhabarjabin ku sameeyay maamulada Gaa iyo Axmed...
Shacabka reer Xudun oo maalmahan ay nafta u keeneen diyaarado laga leeyahay Yurub oo khayraadkooda guranaya ayaa ku baaqay jihaad...
Madaxweynaha Ruushka oo aan wali cafin Turkiga diyaaradii ay ka soo rideen ayaa ku tilmaamey madaxda Turkiga ee hadda kuwa...
Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay shirkii wadatashi ee fashilmey ayaa sheegay in ay isku dayeen intii karaankooda ah in ay...
Xaflad is diyaarina ayaa lagu qabtey Arabsiyo oo u dhow Hargeysa iyo Kismaayo kuna saabsan dhalashada rasuulkeena CSW oo ku beegan Khamiista...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa booqdey Xaaji Cabdi Waraabe oo ah odayga ugu da'da weyn golaha guurtida waxana uu ku waaniyay...
Naadiga kubada cagta ee Chelsea ee ka dhisan Ingiriiska ayaa eridey tababarihii kooxdaasi oo hadda dhulka gashay inkastoo uu sanadkii...
Waa meel wax uun laga qaadayo oo aan waxba ku soo noqonayn ayuu yiri oday la hadlay wariye u shaqeeya...
Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya Odawaa ayaa isku dayay in uu bal fasiro waxa loola jeedo in wax lagu qaybsado deegaan...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in taliye lagu dilay magalada Berbera lagu sheegay in uu ka tirsanaa ciidan loo...
Barnaamijka Qubanaha ee codka Maraykanka ayaa doorkan looga hadlay arimo xiise leh oo ay ku jiraan qodobadii ugu dambeeyay ee...
An Air India technician has died after he was sucked into an aircraft engine at Mumbai airport, the airline says....
A number of countries have expressed surprise that they were included by Saudi Arabia in a new military alliance to...
Wadamo uu Sucuudigu ku darsaday xulafo milatari oo uu kula dagaalamayo muslimiinta kale sida Iiraan, Ciraaq iyo Siiriya ayaa si...
Waa muuqaal buuxa oo ku saabsan soo dhaweyn loo sameeyay wasiirka dekedaha iyo gaadiidka oo qudbad dheer u jeediyay dadkii...
Duqii hore maxaa loo eryoo ula dagaaleyney dalkan iyo diintuu ayuu dumiyay sow maaha dictatoornimiyo dulin buu keenay sow waryaan...
Shirka looga tashanayo qaabka ay noqon doonto Doorashada la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016 ayaa la soo gabo...
Wasiir ku xigeenka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa koob ciyaareed gudoonsiiyay ciyaartoy wax ka barata dugsigii Cumar binu Khadaaab oo hore...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo Hargeysa ku soo laabtey ayaa wax laga waydiiyay socdaal uu ku tagey iyo astaanta xisbigiisa Wadani...
NATO has agreed to maintain Patriot missile batteries operated by Spain in southern Turkey to protect against potential threats from...
Shacabka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland ayaa maanta iskugu soo baxaya dibadbax ballaaran oo ay ku diidan...
Abwaanka weyn ee reer khaatumo Suusle ayaa dhawaan gabay aad u ruxay guud ahaan deegaanka beesha dhexe soo saaray gabaygaasi oo ku...
Wasiirka gaashaandhiga Somaliya ayaa booqdey goob u dhow dekeda magaalada halkaas oo ciidanka Amisom rasaas ku fureen kaluumaysato Somali iyagoo...
Sucuudiga ayaa war saxaafadeed ku sheegay in uu samaystey xulafo la dagaalanta argagixisada inkastoo dadka badankiisu ku wareersan yihiin cida...
Waxa magaalada Boorama lagu hayaa gabadh aan inta badan hadlayn laakiin laga hayo laba eray oo ah Burco iyo Berbera...
Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ayaa ka xanaaqay Af-Ingiriis qabsaday shir Somali loogu talogalay laakiin dadkii lala hadlayay noqdey afar ajaaniba...
Majaajileyste Sooraan ayaa qabtey shir jaraaid aad u qosol badan laakiin aan la garanayn cida uu ula jeedo. Wuxuu yiri...
Wariye hore oo ka tirsanaa idaacadii qaranka hadana ah waxgaradka Buuhoodle ayaa ka hadlay xiisad ka aloosan Horufadhi iyo heshiisyo...
Haybsooca 4.5 ayaa Somalida waxgaradka ah iyo culimadu si weyn uga hadleen waxase hadda soo baxay beelo dan ku qaba...
Isha Baydhabo waa hees hadda daawaha laga rogey oo ay ku luqeynayso fanaanada reer Maraykan ee Safiyo Tusmo. Heestan ayaa...