Degmada Jowhar ayaa waxaa ku yaal dhul ballaaran oo ku habboon beerista bariiska haddii loo helo dhaqaale lagu beerto. Haddaba...
Aqoonyahan Maxamed Cali Bile ayaa buug ku soo bandhigey Hargeysa lagu magacaabo boqol talaabo hore u qaad oo uu kaga...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka AWdal C/kariin Maal ayaa shacabka reer Baki ka raaligeliyay hadalkii gudoomiye Ramaax kula kacay sha;lay...
Warbixin ku saabsan laba wiil oo Somali Maraykana oo baraha bulshada sida facebook ku faafiyay in ay taageersan yihiin kooxda...
Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee barlamaankii ku meelgaarka ah Casoowe ayaa ka dhex kacay shirka wadatashiga sheegayna in fikradahoodii la...
Fanaanada Safiyo Tusmo ayaa wacdaro ka dhigtey xaflad ay lahaayeen shacbiyada Koofur Galbeed Somaliya. Maanso lala dhacay ayay fanaanadu ka...
Waxa xalay jaaliyada reer Awdal ee Ingiriiska ay soo dhaweyn u sameeyeen xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo ah xildhibaankii u...
Badhasaab Ramaax ayaa beeniyay in uu laaluush ku noolyahay oo soo jeedinada ka dhanka maayerada Boorama iyo Baki uu laaluush...
Xildhibaan Indho indho oo Hargeysa jooga kana soo jeeda Sool ayaa ka hadlay arinta Xudun ee diyaarado ay guranayaan hantida...
Kaalin shidaal oo ku taal Boorama ayaa maanta qaraxdey inkastoo ayna jirin khasaare dhaawac. Lama garan karo sababta keentay qaraxa...
Maxamuud Tarsan oo xalay ka qaybgalay xaflad lagu soo dhaweeyay xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo jaaliyada reer Awdal soo dhaweyn u...
Waa qaybtii koowaad kulan ay Jaaliyada Awdal ee gobolada Awdal, Saylac iyo Gabiley ayaa xaflad soo dhaweyna oo si weyn...
Xildhibaan Maxamed Cabdi oo wadani ruug cadaaye ayaa ku qarxiyay shirka Xamar uga socda qaar ka mida jufooyinka Somalida. xildhibaanka...
Ciidanka difaaca Khaatumo ayaa ku dhow in ay dhulka soo dhigaan diyarado kuwa qumaatiga u kaca ah oo macdano ka...
Oday dhaqameedyo ka hadlay buurta Siimoodi ee Awadal ee dadkii iyo xoolihiiba ku nafwaayeen ayaa maamulka SIILAANYO ku eedeeyay in...
Shirkii wadatashiga Somalida ayaa ku socda meelxun iyadoo talada loo dhiibey maamul jufeedyo iyo Xasan Sheekh oo isagu hore ugu...
Dagaal beeleed u dhexeeya Hawiye iyo Dir ayaa ka qarxey Beledweyne iyadoo wararku sheegayaan in ciidanka u badan Hawiye ee...
A Russian warship has been forced to fire warning shots at a Turkish vessel to avoid a collision, officials have...
Suldaan Sabayste oo ka hadlay xaflad ay dhigeen beesha Arab (ISAAQ) musharaxooda Kijaandhe ayaa shegay in cadaalad daradu ka soo...
Suldaan Xiirey ayaa afka furtey sheegayna in uu qarxin doono siro badan oo shacabka beesha dhexe been loogu sheego. Suldaanka...
Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo shalay diidanaa in doorasho ka dhacdo Awdal ilaa la saxo tirada ay helayaan...
Gudoomiyaha ismagacaabay ee doorashooyinka gobolka Awdal oo ku baaqay in ay ka qayb galaan doorashooyinka isla markaana qaataan kaadhadhka. Maxamed...
Waa hees wadani ah oo qiiro leh oo ay ku luqeeyaan kooxda Qaylodhaan. Waryaa Somali ah waryaa dalkan u maqan...
Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland ayaa ka digey in 4.5 wax lagu qaybsado iyadoo wararku sheegayaan in kulanada ka socda...
Siyaasiyiinta beesha Daarood ayaa ka soo horjeesaday hanaanka Shariif Xasan u qaybiyay maamulka Koofur Galbeed oo laga naxay tirada la...
Shiinaha ayaa wali guranaya macdantii buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal iyo Caaqil u hadlay dadka deegaanka oo ka sheekeeyay cudurada ay...
Gudomiyaha gudiga dhaqaalaha maamulka Somaliland ayaa ka hadlay xisaabo la waayay oo uu soo warsaday. Wuxuu sheegay in ay jiraan...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay mulkiyada xaruntii hore ee barlamaanka Somaliya mulkiilaha Universaltv si uu maalgeshi ugu sameeyo lagana...
Haweenka Sucuudiga oo aan loo ogoleyn in ay dibedda ula baxaan dhar aan ahayn dharka madow iyo wajigoo dabaalan isla...
Wasiirka caafimaadka dawlada dhexe iyo kan maamulka Puntland ayaa booqdey dhaawacyadii dagaalkii Gaalkacayo waxayna sheegtay in aan dhaawacyada loo kala...