Somali week ama Usbuuca Somalida ayaa London lagu soo gabagabeeyay xalay waxana isugu yimi Somali aad u farabadan oo jecel...
Suldaan cusub oo ay yeelatay beesha reer Dudub oo maanta la caleemo saaray. Suldaan Axmed Cilmi Kabaal ayaa bedelay aabihii Allaa...
Magaalada Buuhoodle ee Khaatumo State ayaa waxa ka bilaabmey duulimaadyada tooska ah ee gudaha dalka. Buuhodle ayaa dadkoodu u dadaaleen...
Taliyaha ciidanka nabadsugida C/raxmaan Tuuryare ayaa sheegay in Muqdisho laga soo geli doono afar bar oo kaliya lana ogaan doono...
Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo raxan wasiiro ah oo raacay maydka halyay Jeneraal C/kariin Dhegabadan oo loo qaaday deegaanka Xeraale oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano iyo saraakiil ayaa maanta ka qeyb galay salaada janaasada ee...
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Dubai ee wadanka isutaga imaaraadka carabta...
Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayey Madaxwayne ku xigeenka Dawlad goboleedka khaatumo Cabdul Maxamuud Habye (Cago-lule) ayaa si balaadhan loogu soo...
Innaalilaahu wa innaa ilayhi Raajucuun (KULLU NAFSIN DAAIQATUL MAWT) waxan halkan Tacsi uga Dirayaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan aqoonyahanka...
Fanaanada iyo abwaanada Safiyo Tusmo ayaa laga waraystey hidaha iyo dhaqanka barnaamij aad u xiiso badan oo ay kaga warantey...
Warbaahinta qaranka ayaa booqatay huteel Saxafi waxyar kadib markii la dilay dhamaan argagixisadii xasuuqa ka gaysatay huteelka. Waxase ay gobta...
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa ka sheekeeyay sida Rabigiisu uga badbaadiyay weerarkii Huteel Saxafi oo argagixisada shabaab oo telefoon ku...
Madax dhaqameedka Awdal ayaa Siilaanyo uga digey in uu xisbiga Kulmiye u xiro Muuse Biixi dadka kalana la gees maro....
Wasiirka waxbarashada cusub C/llaahi Dheere ee maamulka Siilaanyo ayaa Boorama lagu soo dhaweeyay. So dhaweyntan ayaa dad badani dareemeen in...
Xisbiga madaxweynaha dalkaasi Turkiga ee AKP ayaa dib u helay aqlabiyada barlamaanka oo ay lumiyen doorashooyinkii May ka dhacay dalkaasi...
Weerarkii huteel Saxafi oo suaalo badan la iska waydiiyay iyo fiirso sawirada rag muhiima oo dhintey
Weerarkii argagixisadu ku qaaday huteel Saxafi ayaa suaalo badan la iska waydiinayaa iyadoo weerarada huteeladu ay hadda noqdeen weerarada fudud...
Tiro dhaawaca oo u badan shacab ay xasuuqeen argagixisada shabaab oo la gaarsiiyay isbitaal Banaadir
Wararkii u dambeeyay ee dhaawaca weerarkii argagixisada shabaab ku qaaday huteel SAxafi ee la geeyay isbitaal Banaadir ayaa sii kordhaya....
Faahfaahin dheeraada oo ka soo baxaysa weerarkii argagixisada shabaab ku qaaday huteel Saxafi halkaas oo hadda la xaqiijay in ay...
War hadda soo dhacay ayaa ku waramaya in argagixisada shabaab ay saakadii hore xasuuq ka gaysteen hotel saxafi masjid ku...
Waxa la aasay Allaha u naxariistee wiil Somali ah oo nin cunsuri ah ku dilay dugsiga uu dhiganayay. Aaskan oo...
Carab la sheegay in laga iibiyay buurta gacan libaax ee u dhow Hargeysa oo la sheegay in ayna wali ka...
Suldaan ka soo jeeda beesha bariga Burco ayaa Siilaanyo u sheegay in uu dhex ka noqdo xisbiga oo aan u...
Sakariye Axmed Yuusuf waa musharaxii u horeeyay ee reer Awdal ee isku sharaxa jagada madaxweynenimo ee xisbiga Kumliye oo hadda...
Maamulka ciyaaraha gobolka Awdal ayaa ka mahadceliyay agab ciyaareed oo ay soo gaadhsiiyeen ciyaartow hore oo iyagu hadda cuslaaday. Maamulka...
Waxa la soo badbaadiyay ugu yaraan 150 qof oo saarnaa doon ka soo shiraacatay dalkaasi Turkiga. Sawiro naxdin leh oo...
Ciidanka Siiriya oo niyadoodu kacsan tahay ayaa argagixisada Sucuudigu taageero ka saartey deegaanka Morek ee galbeedka Siiriya. Argagixisada ayaa ka...
Raiisal wasaaraha Masar ayaa cadeeyay in diyaaradii Ruushka ahayd ee ka kacday Shaamal shaykh ay ku burburtey Saxaraha Siinaay. Diyaaradan ayaa...
Dhalinyarada Falastiinta iyo Yuhuuda ayaa waxa dhexmaray Falasytiintu ku gacan sarayso iyagoo gubey gaadhi Yuhuudu leedahay kuna gubey batrool lagu...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaarad uu Ruushku leeyahay ilaa hadda la waayay iyadoo dul socota aaga Siinaay...
Maareeyaha wadooyinka SomalilandXasan Cali Cusmaan ayaa ku qanacsan xilka madaxweyne ku xigeenka Kulmiye wuxuuna sheegay in uu u tartarmayo. Kursiga...