Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa isna dhinaciisa ka hadlay qaska iyo jahwareerka ka taagan maamulka Hargeysa oo...
Faysal Waraabe oo isna dhinaciisa ku darsaday xaalada murugsan ee ka taagan maamulka beesha dhexe oo laga baqayo in jufooyinka...
Xirsi Tooriile iyo saaxiibkii Maxamed Biixi ayaa saxaafada la hadlay sheegayna in ay wali rajo ka qabaan kursiga madaxweynenimo ee...
Muuse Biixi oo wasiiradii beeshiisa dhexe ee is casilay ku tilmaameen in kursiga madaxweyne isaga loo xiray ayaa beeniyay in...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa Sucuudiga tagey halkaas oo uu la kulmey qaar ka tirsan boqortooyada qoyska Al-Sucuud. Xasan Sheekh...
Xariif tuulo tuug maaha waa ruwaayad aad u xiisa badan oo ay jilayaan dhalinta reer Hargeysa oo ay ku jiraan...
Iscasilaada halka jufo ee ka tirsan beesha dhexe ayaa walwal xoogan ku abuurtey isla beesha in ay keento in uu...
Waa qaybkale oo ku saabsan banaanbixii balaarnaa ee Awdalstate ka hor dhigeen xarunta Ingiriiska looga taliyo. Banaanbaxan oo qaybtiisii dambe...
Shirkada Somtel ayaa Boorama ka furtey adeega 4G ee teleefanada gacanta ama moobilka ee xawaarihiisu dheereeyo. Adeegan ayaan ka jirin...
Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Warancade oo lagu yaqaan in ayna ishiisu dheerayn ayaa yaraystay khalkhalka ay keeni karaan wasiirada...
Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi ayaa isna is casilay sheegayna in uu kursiga u ogoleyn ninka ay isku jufada...
Xirsi Tooriile ayaa xaaska Siilaanyo uga xoog badatay talada maamulka Siilaanyo oo hadda qarka u saaran in xoog laysku sheegto....
Wasiiradii Siilaanyo ee daacada u ahaa ayaa in badan ka carareen jagadii ay hayeen in maamulka oo burbur qarka u...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa ka hadlay safar Xasan Sheekh ku tagay Sucuudiga markii labaad
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye ayaa ka hadlay socdaal Xasan Sheekh markii labaad uu ku tago boqortooyada Sucuudiga....
Sodoga madaxweyne Siilaanyo ayaa Hargeysa keenay Carab laga iibiyay buurta gacan libaax oo Hargeysa u dhow iyo injineero qiimeeya. Muran...
Muxsiniin ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay dugsiga Sheekh Nuur ee degmada Dilla waxana lacagtaas ka hadlay cida lagu soo wareejay...
Banaanbax aad u balaadhan oo ay ka dhigeen jaaliyadaha Awdalstate iyo Khaatumo ayaa shalay ka dhacay magaalada London iyadoo xataa...
Xubnaha Harti uga jira xisbiga Kulmiye ayaa taageero siiyay Saylici in uu noqdo madaxweyne ku xigeen waxayna sheegeen sababta ay...
Jamaal Cali Xuseen ayaa iska hurgufay Faysal Waraabe oo hadalo deelqaafa kula kacay reer Awdal iyo waliba isagoo sheegay in...
Banaanbax aad u balaadhan ayaa jaaliyadaha Awdal ka hor dhigeen aqalka Ingiriiska looga taliyo halkaas oo loo gudbiyay dawlada Ingiriiska...
Badhasaabka gobolka Awdal Ramaax ayaa ka xanaaqay dhul isaga lagu wareejay oo dan guud ahaa oo si saaxiibtinimo ah loogu...
Wasiirka warfaafinta Somaliland Cukuse oo lagu yaqaan bugta ayaa laga duubey isagoo tacsi u diraya qof aanu garanayn halka uu...
Gabadh Somaliyeed oo sheegtay in ay ka timi magaalada ''Somaliland'' ayaa u warantey idaacada codka Maraykanka una sheegtay in nolol...
Dawlada hoose ee Boorama ayaa shalay bilowdey dhamaystirka wado laami ah oo isku xirta madaarka Boorama ee aan la isticmaalin...
Booliiska dalkaasi Sweden aya shaaca ka qaaday in ninkii weeraray dugsiga ay ku badnaayeen ajaanibta in uu ahaa nin buka...
Waa barnaamij aad u xiiso badan oo Somalinews ka diyaariyay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood oo ay kaga hadleen arimo...
Faysal Waraabe oo jecel in uu weeraro beelaha darifyada ee daacada u ah Somaliland ayaa hadal uu ku durey reer...
Argagixisada Daacish ama ISIL iyo kuwa kale ee ka dagaalamaya Siiriya ayaa hoy ka dhigta magaalooyin degan waxana adkaata sida...
Magaalada Bhaktapur ee dalkaasi Nepal ayaa waxaa isugu soo baxay dad kor u dhaafaya 1,500 kuwaasi oo usoo daawasho tagay...
Kadib warkii ka nixiyay maamulka Siilaanyo ee Hargeysa kana so baxay warmurtiyeedkii ka soo baxay caasimada Somaliya shirkii wadatashi ee...