Qaramada midoobey ayaa ku eedaysay dalka Yurubta Bari ee gaajada ah ee jamhuuriyada Jeg in uu si xun oo cunsurinimo...
Ciyaaryahanada orordada fudud ee gobolka Hargeysa ayaa qaylodhaan ka keenay lacag direy loogu iibinayay oo laga cunay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM
Boobe Yuusuf ayaa ka hadlay fashilkii Somaliland ka soo raacay Istanbul iyo xaalada Berbera ee kacsan ayuu ku tilmaamey mid...
Xaglatoosiye ayaa isku soo sharaxay xilka madaxweyne ku xigeen ee Kulmiye xaflad balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen qaar ka...
Mudane madaxweyne, waan kuu gardhiganayaa (Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Xasan Sheekh) Marka hore ma jirto salaan ka sareysa...
Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Saaxil ayaa hanjabaad u dirtey kuwa la soiiyay haamaha Berbera sheegtayna in warqada lagu siiyay looga...
Wasiirka mudada dheer hayay kursiga hawada ee maamulka Siilaanyo laguna tiriyo raga maamula Somaliland maadaama Siilaanyo hawlgab yahay warqadahana loo...
Yarkii saacada uu sameeyay awgeed loo xiray dalkaasi Maraykanka ee Axmed Maxamed una dhashat Maraykanka laakiin aabihii ka soo jeedo...
Musharixiintii halka jufo ee Isaaqa ahaa ee isku hayay xisbiga Kulmiye ayaa hadda sheegay in ay ka heshiiyeen. Shir jaraaid...
Garsoorka gobolka Awdal ayaa saxaafada oo joogta ka hadlay hawsha hortaala. Cadaalada iyo garsoorka ayaa laga sheekeeyay waxa horyaala. Maxamed...
Maamulka iyo macalimiinta deegaanka Magaalo cad ee gobolka Awdal ayaa qaylodhaan ka direy xaalada dugsiga hoose dhexe ee deegaanka oo...
Magaalada Berbera oo Siilaanyo haamaha shidaalka ku wareejay ganacsato reerkiisa ah ayaa waxa ka dhalatay cadho..saaka ayaa weerar hubeysan lagu...
Amiin Caamir ayaa lagu yaqaan in uu si hufan mararka qaarkood uga hadlo xaaladaha ka taagan siyaasada Somalida ee mururgsan...
Maanta oo ay tahay 21 Oktoober waa maalin ku weyn ummada Somaliyeed waana maalin Somali magaceedu sharaf ku yeeshay aduunka....
Dawlada Kiiniya ayaa soo bandhigtey magacyada dad ay raadinayso oo u jira argagixisada shabaab oo ay ugu horeyso haweenay ku...
Shirkii 2016 ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo hawsha inteeda badan loo soo gudbiyay Somalida oo dhan maadaama ayna jirin qorshe...
Caasho Geelle Diiriye oo hadal Ka Jeedisay Shirkii Muqdisho ka furmay ayaa sheegtay in meesha waqti badan la fadhiyey, waxayna...
Xulka ciyaaraha gobolka Awdal ayaa saxaafada la hadlay sheegayna in ay u socdaan Hargeysa si ay uga qaybgalaan ciyaaraha. Ciyaartoyda ayaa...
Faadumo Siciid oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka qaylidey in Siilaanyo iibsaday xataa gurigii haweenku ku nafisi jireen ee...
Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa oo doorkan lagu soo qaatay laba majaajilo iyo hal abuur oo xiise leh
Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa ayaa doorkan lagu soo qaatay laba majaajilo oo aad u xiiso badan oo midi ay hal...
Wasiirkii hore ee maaliyada dawlada Somaliya ayaa waraysi qotodheer uga waramay intuu uu joogey xafiiska waxa uga qabsoomay iyo nidaamka...
Hooyo Somaliyeed ayaa ka gabeyday xaalada dalka iyadoo farin u durtey madaxweynihii dalkan u dambeeyay ee Maxamed Siyaad Barre. Waxay...
Tartanka kubada gacanta ee loo yaqaan handball ayaa kooxaha gabdhaha uga furmey magaalada muqdisho waana tartankii ugu horeeyay ee noociisa...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furay shirka wadatashiga 2016 oo ay ka qaybgaleen qaar ka tirsan maamul jufeedyada jira iyo...
Fanaanka reer Jabuuti ee Cabdinuur Allaale ayaa kabanka qabsaday kuna qaadaya hees aan hore loo hore loo daawan muuqaalkeeda oo...
Fowdada ku wareegsan madaxda Somalida iyo sida aan looga xishoon waxaad ka garataa ama aad arki kartaa xilliyada ay dibeda...
Hogaamiyaha maamulka Jubba oo Xamar tagey ayaa waraysi ku sheegay in uu la baxay magac kale oo ka duwan kan...
Madaxa isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir ayaa u waramay telefishanka SBC kana waramay horumarka laga sameeyay dhinaca...
Madaxweynaha Somaliland ayaa ka soo laabtey Ingiriiska halkaas oo xaalad caafimaad uu u tagay. Siilaanyo ayaa saxaafada u akhriyay waraaq...
ARAG Wasiir ka tirsan Siilaanyo oo farosaaray Rooda Axmed Yaasin oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe
Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo oo feedhi gaadhey Rooda Axmed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe. Wasiirka ayaa diidey...