Afhayeen u hadlay dawlada Somaliya gaar ahaan gobolka Banaadir ayaa sheegay in siyaasiyiin iyo Universaltv ka faaiideysteen wiil Somaliyeed oo...
Xildhibaano ayaa ka hadlay xadhiga wariyeyaasha Universal tv sheegayna in ay ahaayeen kuwa yiri dalku wuxuu ku jiraa gumaysi marka...
Dalaga aan ku bixin ciida oo nafaqadiisu aad u hooseyso ayaa soo gaaray Hargeysa kaas oo loogu talogalay wadamada uu...
Sagal waa fanaanad aad u da'yar waxayna daawaha ka qaaday heesta la magac baxday'' caashaqa qaybtiisa sii. Khaladka Ka Fahmay...
Axmed Yaasin wa oday Somali ah oo xaflad Somalinimo kaga qaybgalay Maraykanka waxaa uu yidhi kulan ayaan ka qeyb galay...
Waxa xalay xilka laga qaaday gudomiye u xigeenka barlamaanka maamulkla Khaatumo State. Fadhi aan caadi ahayn oo ay ka soo...
Raiisal wasaare ku xigeenkii hore ahaydna wasiirkii arimaha dibeda Foosiya Yuusuf x Aadan ayaa Muqdisho ka furatay xisbi wadani ah...
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay...
Maraykanka iyo xulafada Carabta ayaa ka qayliyay weerarka Ruushku ku soo celinayo kala dambeynta isagoo garaacay goobo ay ka mid...
Heesta sida dhuuxii Boorama waxay ka mid tahay heesaha aan waligood gaboobin ee aadka looga jecelyahay gobolada ADAL waxase ay...
Barnaamij aad u xiise leh oo loogu magacdaray kaftanka siyaasada ayaa Cali Xaraare ka diyaariyay feerkii dhexmaray C/raxmaan Ciro iyo...
Wasaarada arimaha dibeda Maraykanka ayaa digniin ka soo saartey muwaadiniinteeda u safraya Somaliya ugana digtey inay u safraan Somaliya oo...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in qolooyinkan ku suuxsan in ay yihiin jamhuuriyad waa maynoorati marka...
Maareeye ku xigeenka dekeda Berbera ayaa ka hadlay gawaadhida wiishyada yaryar oo ku soo biirey hantida dekeda ay isticmaali doonto....
Telefishanka dalkaasi Australia ayaa sii daayay maqal laga naxo oo ah hawenay Somali ah oo 26 jir ah oo laba...
Wariye Cabdulmalik Coldoon ayaa talo wanaagsan u direy Somalida iska caayaysa baraha bulshada siiba xilliyadii ay xirnaayeen fanaaniinta xidigaha. Wariye...
Ruushka ayaa markii ugu horeysay sii daayay muuqaal ku saabsan weerarkii uu ku qaaday argagixisada uu taageero Sucuudiga ee ku...
Masuuliyiinta gobol ku yaal dalkaasi Hindiya ayaa la tacaalay shabeel haraadsan oo jaandi qayb ahaan ka furan oo biyo yar...
Hilibleyda magaalada Boorama ayaa cabasho ka muujiyay kadib nadaafad xumo la soo daristey goobta lagu qalo hilibka oo keeni karta...
Magaalada Boorama ayaa looga diyaar garoobayaa ciyaaraha kubada cagta. Muran dheer kadib iyo qaban qaabo xun oo uu ka masuulyahay...
Fanaaniinta xidigaha geeska ayaa laga sii daayay xadhig ay u gaysteen sida la ogyahay Cali Warancade iyo Cukuse. Siilaanyo oo...
Shirkad ku taalla Waddanka Sacuudi Carabiya ayaa waxay soo bandhigtay Dahabka ugu culeyska badnaa Caalamka ee lasameeyo. Lacag ahaan waxa lagu qiimeeyey...
Goob ay isugu yimaadeen waxgaradka beesha dhexe ayaa oday suaal la waydiiyay uu ka cishoodey in uu been u sheego...
Gudoomiyaha ururka USP ee Woqooyiga Somaliya Siciid Axmed Qorsheel ayaa xaflad soo dhaweyna oo loo sameeyay kaga hadlay doorashadii xisbiga...
Farshaxaniistaha weyn ee Amin Caamir ayaa sawir qosola kaga hadlay siyaasada Puntland ee ay ku diidan yihiin Galmudug halkaas oo...
Fanaaniinta Somaliyeed ee ku dhaqan Woqooyiga Ameerika ayaa cambaareeyay xadhiga foosha xun ee lagula kacay fanaaniinta xidigaha geeska oo hadda...
Wasiirku xigeenka caafimaadka maamulka Siilaanyo Xasan Daahir Dhimbiil ayaa Londion ku sugan halkaas oo uu waraysi siiyay telefishanka Siilaanyo. Xasan...
Wasiirka kaluumaysiga maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay dhacdo ka dhacday Laasqorey oo badda lagu dilay nin kaluumaysato ah. Wuxuu eeda...
Wararkii ugu dambeeyay xasuuq diyaaradaha Sucuudiga ay u gaysteen aroos ayaa kor u dhaaftey 130 qof oo u badan haween...
Maxkamada Siilaanyo magaalada Hargeysa ayaa ku xukuntay in muddo todobo maalmood ah xabsiga lagu sii hayo afar fanaan oo si...