Shirkad Sucuudiga laga leeyahay oo soo bandhigtey dahab laga yaabay culuyskiisa
Shirkad ku taalla Waddanka Sacuudi Carabiya ayaa waxay soo bandhigtay Dahabka ugu culeyska badnaa Caalamka ee lasameeyo. Lacag ahaan waxa lagu qiimeeyey Dahabkaasi $550,000 (Shan Boqol iyo Kunton kun dollarka Mareykanka).
Dahabkan ayaa culeyskisa lagu sheegay in uu yahay 58 kilo ayaan la ogeyn in sakadi laga bixiyay. Shirkadu ma sheegin in dahabka laga iibsaday iyadoo ay jiraan dad u diyaara oo markaasi iibsanaya.
ARAABINEWS.COM
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...