Wararka aan ka helayno magaalada Boorama ayaa sheegaya in gaadhi xaajiyad ah oo laga leeyahay Boorama ay si kadis ah...
Wariye ka tirsan idaacada BBC ayaa booqday EYL oo ka tirsan gobolka Bari halkaas oo ay can ku ahayd afduubka...
Boqor Buur madow oo Siilaanyo u ah oday ayaa yasay suldaanka beesha Subeer Awal (Isaaq) sheegayna in aaney isku meeqaam...
Ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka ayaa tababar loo soo xirey kadibna la dalacsiiyay iyadoo midkiiba lagu taxay min laba...
Barlamaanka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa meelmariyay sharciga shaqaalaynta dadka ajanabiga ah oo dalka aad ugu soo batay isla markaana...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa soo arkay guriga madaxtooyada gobolada Awdal intaas kadibna wuxuu kulan la qaatay golaha deegaanka Boorama...
Deegaanka Araabi oo ka mid noqdey goobaha dalxiis ee ay iman doonaan madaxda deegaanka iyo kuwo kale
Wafti ka socda wasaaradaha dalxiiska iyo dhaqanka ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa booqasho ku kala bixiyay deegaanada loo doortey in...
Boobe Yuusuf ayaa qarxiyay taariikh xilli budhcadii dhegaha lahayd ee SNM ay rabtey in ay ku gubaan hantida dalka sida...
Dhalinyaro ku sugan Hargeysa laakiin ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa taageeray xildhibaanada gobolada Awdal ay ku diideen in ay...
Raiisal wasaarihii hore ee Malaysiya Mahathir Maxamed ayaa ku biirey kacdoon lagu ridayo raiisal wasaaraha hadda Najib Razaq isagoo lagu...
Allaha u naxariistee waxa aas aan loo kala hadhin loo sameeyay marxuun Xaji Daahir Cilmi oo manta ku geeriyooday Boorama....
Kadib kulan saacado qaatay waxa hogaamiyaha maamulka Jubba ogolaaday in dadka deegaanka gobolada Jubada Hoose iyo Jubada dhexe dib loogu...
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye oo faahfaahin ka bixiyay safarka madaxweynaha Somaliya ku joogo Imaaraadka oo warar sheegayaan...
Nala daawada sheekada taxanaha ah ee aadka loo daawado ee ka hadlaysa UGUS waa la eryee ubadkaaga ka reebo o...
Gudoomiyaha guud ee jaaliyada Samaroon ee Ingiriiska Xaaji Maxamed Xuseen ayaa tacsi u diraya ehelada iyo qoyska uu ka baxay...
Maayerada Boorama, Gabiley, Berbera iyo Oodweyne ayaa kulan ku yeeshay Gabiley kulankan ayay maayeradu kaga hadleen arimo dhowra oo lagu...
Taliyaha ciidanka xooga ee Kiiniya ayaa booqdey Kismaayo halkaas oo uu la kulmey hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe. Taliyaha ayaa...
Dhamaan dadka halkan ku waxay hambalyo u dirayaan boqorad Nimco Muuse Caamir iyo boqor Sharmaake Siciid Qalinle oo mehekoodu ka...
Bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan meherka boqorada Nimco Muuse Caamir iyo boqorka Sharmaake Siciid Qalinle oo meherkoodu ka dhacay Boorama....
Golaha wasiirada maamulka Khaatumo State ayaa magaalada Balicad ku yeeshay kulan ay albaadada u xiran yihiin oo lagu gorfeynayay xaalada...
Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa tagey Kismaayo halkaas oo la filayo in uu wadatashi la qaato hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe oo...
Allaha u naxariistee waxa maanta Boorama ku geeriyooday Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ahaa sida weyn looga yaqaan gobolada...
Shirkii wadatashiga Puntland ee ka socday Gaalkacayo oo la soo gabagabeeyay iyo qodobo la soo saaray
Madaxweynaha Puntland ayaa soo xiray shirkii wadatashiga ahaa ee ka socday maalmahan magaalada Gaalkacayo. Qodobo dhowr ah ayaa ka soo...
Magaalada Boorama oo ka mid ahayd magaalooyinka ugu hawada fiican Woqooyiga Somaliya ayaa hadda ka mida kuwa hawadoodu soo xumaanayso...
Warar qarsoodi ah oo Araabinews.com ka heshay ilo lagu kalsoon yahay kuna sugan Imaaraada Dubay ayaa noo sheegay in macdanihii...
Bandhigii buugaagta Somalida ee lagu qabtey Muqdisho oo la soo gabagabeeyay iyo qoraayo aan la ogeyn
Bandhigii buugaagta ee lagu qabtey Muqdisho oo maanta la soo xirey iyadoo dad aad u farabadan ka soo qaybgaleen goobtana...
Orodyahanka Somaliga ah Maxamed Faarax looguna yeero Mo Faarax una orda dalkaasi Ingiriiska ee uu haysto dhalashadiisa ayaa markale ku...
Inaa lilaah waa inaa ilayhui raajicuun dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan suldaan Naaji Cusmaan...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi qiiro u dirayaan Suldaan Naaji Cusmaan Dirir Dubad iyo...
Gudoomiye ku xigeenka barlamaanka Mahad Cabdalle Cawad oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in maamul goboleedyo ay dhismeen inta aan la...