Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ahaa odayada sida weyn loo yaqaan gobolada Awdal oo Boorama ku geeriyooday
Allaha u naxariistee waxa maanta Boorama ku geeriyooday Xaaji Daahir Cilmi oo ka mid ahaa sida weyn looga yaqaan gobolada Awdal. Xaaji Daahir Cilmi ayaa ka soo shaqeeyay nabada xilligii SNM xasuuqa ka gaysatay gobolada Awdal wuxuuna ka mid ahaa caaqilada lagu xasuusto dejinta colaadaha.
Xaajiga ayaa la filayaa in isla maaanta lagu aaso Boorama waxaanan leehay inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun. Waxaanan tacsida u diraynaa ehelada iyo qoyska uu ka baxay Xaaji Daahir Cilmi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...