Muqdisho--Argagixisada shabaab ayaa weerar ku qaaday goob ay joogeen ciidanka dawlada xaafada Shibis ee magaalada Muqdisho waxana halkaas ka dhashay...
Araabinews.com--Xildhibaanada ku jiraya barlamaanka Galmudug oo la shaaciyay iyo qabiilada ay yihiin waxase aad looga naxay tirada ku jira oo...
Araabinews.com--Gudiga Hargeysa ee xumaan reebista ayaa la hadlay dadka qaadka cunaya soonka inkastoo dadku ayna ku cunin meelaha laysku wada...
Araabinews.com--Magaalada Boorama oo ugu biyo fiicnayd gobolka ayaa hadda dadkii shicibka ahaa ku dhinteen biyo la'aan iyadoo shirkada biyaha ku...
Araabinews.com--Madaxweynaha Somaliya ayaa xadhiga ka jaray dhismihii dawlada hoose ee Xamar oo ku burburtey dagaaladii kooxaha S-tu ku burburiyeen dalka....
Boorama--Hay'ad Jarmal ah ayaa qalab u badan ku xafiisyada ku wareejisey booliiska Boorama. Qalabkan oo inta badan duugoobey ayaa hay'adu...
Nayroobi--Wasaarada arimaha gudaha Kiiniya ayaa soo bandhigtey rag dilaa ah oo ka tirsan argagixisada shabaab oo ay uga digeyso shacabkeeda....
Araabinews.com--Wiil yar oo aad u yar ayaa nabadoon caana ku dilay magaalada Beledweyne dhexdeeda. Wiilkan oo da'diisa aad u yarayd...
Gudoomiyaha xisbiga USP Qoorsheel oo waraysi xasaasiya bixiyay ayaa ka hadlay halka xisbigu wax ka bilaabi doono iyo in dawlada...
Hay'ada caafimaadka ee aan xuduuda lahayn lagana leeyahay Faransiiska ayaa waraysi ka qaaday haweenay Somali ah oo dhaawac ka soo...
Argagixisada shabaab ee dhuunta dhulka jiqda ah ee gobolka Bay ayaa soo bandhigey askar ka tirsan Amisom iyo waliba kuwa...
Waa ruwaayad aad u qosol badan oo laga sameeyay dadka iyagu aan soomin bishan Ramadaan iyo goobaha ay tagaan. Waxa...
Prof Axmed Samatar ayaa ka cararay goob dood looga adkaaday kadib markii ay socon waytaday wixii uu goobta la yimi...
Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo hore u ahaan jirey wasiirka arimaha dibeda dawlada dhexe ayaa hadda leh in muddo waxaan...
Baki--Deegaanka Xoorey ee Baki ayaa waxa ku rogmadey gaadhi uu ka buuxo Xabxab ama Qare oo sida la sheegay u...
Serbiya--Dalka Serbiya ayaa ka cadhootay darbi ay dhisayso dalka Hangari oo lagu sheegay dherekiisa 109 mile. Hangari ayaa ku dhawaaqday...
Cadaado--Maamulka Ximin iyo xeeb ayaa soo bandhigey laba dhalinyaro ah oo isku dayay in ay xasuuq ka gaystaan goobta shirka...
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay si dadku u soomaan bishan sida nabada hadaba si taasi loo sameeyo ayaa...
Boorama--Dhalinta reer Boorama ayaa markii u horeysay suaalo ku garaacay Ramaax. Suaalaha ayaa u badnaa kuwo la xiriira shaqadiisa inkastoo...
Dood kulul oo markii u horeysay loo ogolaaday in dadweynuhu suaalo waydiiyaan rag uu ka mid yahay Prof Axmed Samatar...
Boorama--Ardayda Jaamacada Eelo ee Boorama ayaa soo bandhigey waxyaabaha u qabsoomay iyagoo soo hool ka jeediyay sida loo xalin karo...
Dhamaan akhristayaasha ku xiran warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com waxaan leenahay Ramadaan Kariim iyo rabigeena oo aan ka baryayno in...
Riyad--Dawlada Sucuudiga oo ay wada wadaagaan kooxda argagixisada Daacish ama ISIL mabda diimeedka Salafi ayaa ka xumaatay guuldaro soo gaartey...
Nayroobi--Madaxweyne Kenyatta oo ay wehliyeen saraakiisha Ciidamada ayaa Isbitaalka Ciidamada ee magaalada Nairobi booqasho ugu tagay qaar ka mid ah...
Hargeysa--Itoobiya ayaa joojisey in baasaboorka ay samaysteen maamulkla Somaliland lagu tago dalkeeda iyado ka mid ahayd wadanka kaliya ee lagu...
Gabdhaha aadka u firfircoon ee Jabuuti ayaa u soo xadhko xidhey in ay qabtaan shaqooyin wiilasha reer Jabuuti lagu yaqaanay....
Prof Axmed Samatar ayay ku hadhay in uu ka hadlo sida loo aqoonsan lahaa maamulkaSiilaanyo ee Hargeysa,,qudbad dheer oo ku...
Qaahira--Dawlada Somaliya ayaa qaylodhaan gaarsiisey barlamaanka carabta darbiga ay Kiiniya rabto in ay ka dhisato dhulka Somalidu degto ee Woqooyi...
Gudiga maxkamada sare ee Sucuudiga ayaa war ka soo saaray bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Gudigan ayaa dadka ka codsaday...
Boorama--Badhasaabka Awdal Ramaax oo ku hanjabey in uu jeel ku gurayo dhalinta reer Awdal ee la sheegay in ay magaalada...