Maxbuus ku jira xabsi ka mida xabsiyada dalkaasi Maraykanka ayaa ka soo baxay qaybta uu ku jiro isagoo galay qayb...
Arizona--Booliiska dalkaasi Maraykanka gobolka Arizona ayaa sii daayay muuqaal ay gaadhiga booliiska kaga duubeen oo muujinaya dil toogasho ah oo...
Boorama--Dhaqtarka dhimirka ee magaalada Boorama ayaa waxa soo gaadhay deeq lacaga oo ay soo direen gabdho muxsiniin ah oo degan...
Togwajaale--Magaalada ku taala xuduuda Itoobiya iyo Somaliya ee Togwajaale ayaa loo magacaabay maamul cusub oo lagu tilmaamay mid dhalinyaro. Cabasho...
Hargeysa--Wasiirka Silaanyo ee hawlaha guud oo ka soo jeeda Laascaanood ayaa cashuur uu saaray dekeda Berbera loo dabamaray loona arkay...
Garoowe--Puntlnad ayaa dareensan in ay tahay khaas ka duwan maamul goboleedyada jira waana markii shanaad oo raiisal wasaareyaasha isbedelka badani...
Boorama--Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Boorama ayaa ku soo waramaya in odayo ka tirsan beesha Jibriil Yoonis uu Ramaax...
Muqdisho--Wararka ka imanaya xaafada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho aya csheegaya in khawaarijta shabaab ay madaafiic ku soo tuureen agagaarka wasaarada...
Boorama--Wararka saaka ka imanaya Borama ayaa sheegaya in gaadhi ay leedahay maamulka Siilaanyo ee Boorama lagu afduubtey lana geeyay dhinacaas...
Boosaaso--Somalidii ugu badbayd ee u soo noqda dalkooda ayaa ka soo degay Boosaaso iyadoo ay ka muuqato daal iyo haweenay...
Fanaanka Saadaq Sayga ayaa ka hadlay hees uu qaaday oo lagu daray duubista waxyaabo anshax xumo ah oo aan ku...
Camuud--Isbitaalka weyn ee Alxayaad ee Boorama ayaa baadhitaano caafimaad ka sameeyay degmada Baki halkaas oo hooyooyin badan oo uurleh lagu...
Harowo--Shirkii aan la shaacin ee beelaha Jibriil Yiinis (Samaroon) ee ka socday Harowo ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa la filayaa in...
Hargeysa--Siilaanyo ayaa si deg dega u joojiyay lacag madax furasho ah oo uu ku soo rogey baabuurleyda Berbera wax ka...
Muqdisho--Wariye u shaqeeya idaacada dawlada laguna magacaabo Maskaro ayaa ka badbaaday weerar naftiisa lagu soo qaaday oo argagixisada shabaab doonaysay...
Cadaado--Shirkii maamul u samaynta gobolada dhexe ee manta oo Sabti ah ka furmni lahaa Cadaado ayaa lagu soo waramayaa in...
Nayroobi-Safiirkii Somaliya u fadhiyay Kiiniya oo muddo dheer kursiga ku fadhiyay ayaa sagootiyay shaqaalihii safaarada. Safiir Cali Ameeriko ayaan wax...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey xilliga ay baxayaan ciidanka Kiiniya ka jooga Somaliya gaar ahaan magaalada Kismaayo. Ciidanka...
Sanca--Salafiga xukuma Sucuudiga ayaa raba in caqiiqada kooxda Salafiga uu ku dabaqo Yaman wana halka dagaalka uu ku qaaday Yaman...
Muqdisho-War ay sii daayeen nabadsugida ayaa lagu sheegay in ay la wareegeen huteel naasnuujinayay argagixisada shabaab iyadoo huteelka lagu qabtey...
Harowo--Shirkii beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ee ka bilaabmey Harowo ayaa si habsami ah u socda iyadoo uu hogaanka u hayo...
Islamabaad--Wajigabax xoogleh ayaa ku dhacday xulafo beena oo Sucuudigu ku urursanayay waxa loogu yeero Suniga kadib markii barlamaanka Bakistaanka cod...
Garoowe--Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa booqasho reer Puntland ku tilmaameen wadatashi ku tagey Garoowe halkaas oo sidii caadiga ahayd...
Tehraan--Madaxweynaha Iiraan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xasuuqa iyo fitnada uu Sucuudigu ka wado Yaman sheegayna haddii walaaltinimada Islaamka...
Dhuusamareeb--Jufooyinka Hawiye ee dega gobolada dhexe qaasatan Galguduud ayaa ku kala jabay hadalkii Xasan Sheekh ee caasimada gobolka cusub oo...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa ugu dambeyn soo saartey liiska dhiigmiiratada shabaab ee la rabo in aduunyada laga qabto fitnadooda. Liiskan ayaa...
Garoowe--Allaha u naxariistee xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole marwo Aamino Abiib ayaa geeriyootay. Xaaska oo warar badan soo...
Muqdisho--Midowga Afrka ayaa walaac ka muujiyay xanibaada Kiiniya saartey qaar ka mida xawaaladaha dalkaasi ka shaqeeya iyagoo lagu eedaynayo in...
Boorama--Badhasaabka Siilaanyo ee Boorama ayaa la kulmay wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa oo maanta booqasho ku yimi Boorama. Ramaax ayaa...
Odax(Gabiley)--Dib u jaleec furitaankii dugsiga hoose ee Cabdi Qaalib oo hay'ada Camuud Foundation ka hirgelisay deegaanada kor ku xusan. Dadka...