Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun, Agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa Faaisa Xasan ayaa...
Majaajilo qosol badan oo laga sameeyay maalinta qaaxada oo loo kala jabay dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal. Waxa jilaya Sooraan iyo qaar...
Sanca--Xalay ayay ahayd markii diyaaradaha Sucuudigu ay weerar ku qaadeen xero qoxooti ah oo ku taal xadka Yaman iyo Sucuudiga...
Abuja--Doorashadii dalka musuqa badan ee Nayjeeriya ayaa lagu kala baxay iyadoo tirada ugu cod badan ee doorashada uu ku guuleystay...
Hargeysa--Xaajiga ugu weyn beesha dhexe ee la ogyahay Xaji Cabdi Waraabe ayaa fariin calaacala u diray dawlada Somaliya kadib markii...
Boorama--Marxuun Maxamed Barkhad Miigane oo shalay si lama filaana u geeriyooday ayaa maanta aas aan loo kala hadhin loogu sameeyay...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Axmed Cabdullahi Xadi oo aabahood suldaan...
Istanbul--Turkiga ayaa korontadu ka go'dey dalka badankiisa taasoo keentay in waxkasta istaagaan. Masuuliyiinta Turkiga ayaa qabtey shuir deg dega iyagoo...
Jawaabtii uu bixiyay sheekha caanka ah ee Axmed Kutty: Run maaha in la yiraaho kuwaas galay dambiga sinada ee ah...
Nayroobi--Ciidamada Booliska Kiiniya ayaa xabsiga dhigay nin lagu tuhmayo inuu ka dambeeyay dilkii wadaadka sh Maxamed Idris oo lagu toogtey Mombasa xilli...
Muqdisho--Madaxtooyada Somaliya ayaa ka jawaabtey warar sheegaya in Sucuudigu isticmaali doono hawada Somaliya si uu weeraro gardaro ah uga gaysto...
Boorama--Shirkada korontada ee Boorama ayaa shaqaalaheeda uga farxisey agab cusub oo ay shaqadooda ku gutaan. Qalabka iyo direyskan cusub ayaa...
Boorama--Beelaha Habar Muuse oo la yiri waa dhowr beelood oo isku jira ayaa suldaan guud ku doortey Boorama isla berina...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Camuud Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa iyo dhamaan dhakhaatiirta...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun gudoomiyaha guud ee beelaha Samaroon ee Ingiriiska Xaaji Maxamed Xuseen Siciid iyo C/qaadir Sh...
Waa qaybtii labaad bandhigii xadaarada reer Adal oo buugaag ka mida lagu soo bandhigey. Qaybtan labaad ayaa ah hadaladii inta...
Laascaanood--Gudoomiyaha Siilaanyo ugu magacaaban degmada Laascaanood ayaa ka hadlay halka hamigiidsu jiro isagoo ciyaar kubadeed oo Xudun qaaday ku tilmaamey...
Muqdisho--Siyaasiga reer Woqooyiga ah ee Ismaaciil Hure Buubaa ayaa arin dhiirigelin ah u sheegay u sheegasy Xasan Sheekh oo hadda...
Washington--Saylici ayaa dalxiis ku maraya gobolo ka tirsan Maraykanka waxase loo qabtey xaflad uu ka hadlo halkaas oo dadku ka...
Boorama--Talaalka cudurka dabaysha ayaa si rasmi ah uga bilaaban doona gobolka Awdal halkaas oo caruurta la siin doono laba dhibcood...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka...
London--Waxa Sabtidii London lagu qabtey bandhigii dhaqanka iyo sooyaalka reer Awdal iyadoo halkaasi daahfur looga dhigey buugaag la yiraa xadaaradii...
Jubba--Dagaal joogta ah ayaa u dhexeeya ciidanka dawlada ee taagta daran ee laga qadiyay hubkii ay ku dagaalami lahaayeen iyo...
Baydhabo--Madaxweynaha Koofur galbeed Somaliya Shariif Xasan ayaa xirtey calanka Itoobiya xilli uu bilad u xirayay sarkaal ka tirsan ciidanka Amisom...
Marka--Sargaal ka tirsaa kooxda banaysatay dhiiga Muslimiinta ee argagixisada shabaab oo subax walba ku soo toosi jiray xasuuqa muslimiinta ayaa...
Salaad Cali Jeelle oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed horeyna usoo noqday Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda gaashaandhiga dowladii KMG...
Washington--Ku xigeenka Siilaanyo C/raxmaan Saylici oo dalxiis u jooga Maraykanka sheegayna inuu afar gobol mari doono ayaa suaalo lagu garaacay...
Sanca--Xulafada Yuhuuda, Maraykanka iyo Sucuudiga ayaa weerar ku qaaday dagalyahaniinta Xuutiyiinta oo ku sii siqaya caasimada gooni goosadka ee Cadan....
Garoowe--Allaha u naxariistee safiirkeenii inoo fadhiyay Swizerland Yuusuf Bari Bari oo daraad argagixisadu ku xasuuqdey huteel Maka Al-Mukarama ayaa maanta...
Boorama--Shalay ayay ahayd markii Siilaanyo warqad loo soo qorey oo ilaa hadda aan la garanayn cida qortey ee soo diyaarisay...