Waxa kor u kacdey tirada dadka Somaliyeed ee ka kacay cudurka Kooro guud ahaan dalka gaar ahaana magaalada Muqdisho oo...
Kadib muddo badan oo dawlada Somaliya wax adeega gaynin magalooyin badan oo dawladnimada ogol ayaa maanta waxa gaaray Buuhoodle oo...
Jaajuumow iyo jacaylkiisa cusub ayaa hadda isku diyaarinaya inay galaan meherkooda mar haddii la direy jacaylkiisii hore. Waa qayb kale...
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu inta badan gaysto qasaare. Maxaa is bedelay awal ma dhici jireen mise...
Shirkad xarunteedu tahay dalkaasi Maraykanka ayaa iyaduna sheegatay inay daawo u heshay cudurka Kooro ee ka soo bilowdey Shiinaha laakiinse...
Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Iskufilan oo jacaylkiisii hore isku dhaceen ayaa baraha Ikraan jacayl cusub...
Shirkad Turkiga u qaabilsan wax soo saarka difaaca ayaa sheegtay inay soo saartey aalad lagu geli karo shirarka internet-ka oo...
Dhiigmiiratada Shabaab ayaa sheegatay dilka gudoomiyihii hore ee Gaalkacayo qaybta Butlaan. Gudoomiyaha ayaa hore u sheegay in argagixisadu dhiigiisa xalaashatey...
Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo oo meel xasaasiya maraya. Kadib arooskii Hibaaq iyo Ceegaag waxa Jaajuumow...
Maraykanka oo sheegta inay xoriyada hadalka ku dheereeyaan ayaa markii sadexaad xirey bog uu hogaamiyaha Jejniya ku lahaa aalada ay...
Xafiiska xeer ilaalinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay masuuliyiin dawladeed oo xiran iyo kiisaska lagu haysto. Madaxa xeer ilaaliyaha guud...
Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Waxa la gudda galay diyaarintii u dambeysay arooska Hibaaq iyo Ceegaag...
Ayadoo waxba aan ka harsanayn dhegeysiga dacwada badda ee Kiiniya iyo Somaliya ayaa Kiiniya dalbanaysaa in dacwadaas dib loo dhigo...
Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa qoraal ku sheegay inuu xilkii ka qaaday taliye ku xigeenka ciidanka aqalka horjoogaha Butlaan G/sare...
Ciidanka dawlada u diiwaan gashan ee gobolka Bay ayaa eryaday xarumo argagixisada shabaab ku lahayd deegaano badan oo ku yaal...
Waa qayb kale oo xiise leh traxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaal. Jaajuumow ayaa wada xodxodashada jacaylkiisa cusub waxana ay...
Warbixintii u dambeysay ee ay bixisay wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa lagu sheegay in tirada guud ee cudurka Kooro...
Wasaarada beeraha ee dawlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay heshay laba helikobtaro oo ay ku deeqeen hay'addo ajaaniba si...
Ayadoo wadamada aduunka badankooda bilaabeen inay dabciyaan xanibaadaha ay saareen dadkooda si loo yareeyo faafida cudurka Kooro, ayaa ururka caafimaadka...
Waa qayb kake oo xiise leh taxanaha dhaqan miyo iyo dhal magaalo. Iskufilan oo laga rabo inuu mag bixiyo kadib...
Dawlada Somaliya ayaa shaacisay bixinta laysanada xidhmooyinka saliida dalka si loo soo saaro saliidaas oo isugu jirta batrool iyo gaas...
Waxa duleedka Xiingalool ee gobolka Sanaag lagu aasay laba caruura oo midi yahay 5 jir ka kalana yahay 7 jir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiiri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha...
Haweenaydii Talyaaniga ahayd ee ka dhooftey Muqdisho kadib markii la soo furtey ayaa mujrimiinta shabaab sheegteen inay madax furasho ka...
Dhalinta reer Awdal qaar ka mida ayaa Muuse Biixi digniin u direy sheegayna inay soo afjari doonto in kolba qofka...
Afhayeenkii madaxweynaha Ruushka iyo xaaskiisa ayaa laga helay cudurka Kooro. Ruug cadaa Dimity Peskov oo jagada afhayeenka madaxweynaha soo hayay...
Wa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Kadib markii ay ku dhaceen Hibaaq iyo Ceegaag ayaa waxa dhexgalay...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu digniin adag u diray Hay’adaha samafal ku sheega ee ka...
Ciidanka badda ee Iiraan ayaa sheegay in shil gantaal ay ku dhinteen 19 shaqaale markab halka 15 kalana ku dhaawacmeen...
Kadib markuu cidlada dhigey kumanaan Soomaali ah oo nolol ka heli qaadka ayaa horjoogaha mamulka Somalilaan amray in hantida shacabka...