Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Shirkad kale oo sheegatay inay daawo u heshay cudurka Kooro

Shirkad xarunteedu tahay dalkaasi Maraykanka ayaa iyaduna sheegatay inay daawo u heshay cudurka Kooro ee ka soo bilowdey Shiinaha laakiinse kiisaska ugu badan ay hadda yihiin Maraykanka iyo Baraasiil.



”Waxaan idiin sheegaynaa in daawada aan hayno ay xanibayso cudurka Kooro markaas waxa jirta daawo cudurkana ayay ku yiraan qoraal shirkada lagu magacaabo Sorento.

Nooca daawadan ayaa ah mid laysku dardaray oo lagu dhex sameeyo qolalka daawooyinka kahor taga cudurada jirey iyo kuwa hadda soo baxay.



”Sidey wax u daawaynso ayuu ku sheegay in qofku markuu qaato isku qaska daawadan ay afar cisho ku jireyso jirkiisda kadibna ka baxayso markaas looma baahanayo kala duriga hadda lagu Jiro ayuu yiri madaxa shirkada.

Orodka raadinta daawada Kooro

Si kastaba ha ahaatee tani ma noqonayso daawo joogta ah. Shirkadan iyo kuwo kale ayaa ku andacoonaya inay heleen daawada cudurka Kooro. Wadamada raadinaya cudueka ayaa waxa ku jira wadamo Muslima,



Halka wadamo kale oo badan ay iyagu sheegeen inay heleen daawo dhaqameed ay dadkooda ku daaweeyaan.

Wadana wadan kale uma ogola inuu sheegto ama in looga horeeyo soo saarista mid laysku wada racsan yahay oo aduunka faqirka looga gadi doono lacago xad-dhaafa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...