25/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Axmed Samatar oo amaan dusha uga tuuray SNM oo xasuuq badan ka gaysatay gobolada Adal: ha yaraysanina SNM+MAQAL

10915304_10152772884079475_3901743021547474_n[1]Hargeysa 12 Jan 2015–Prof Axmed Samatar ayaa amaan dusha uga tuuray ururkii SNM ee xasuuqa ka gaystay gobolada Adal sheegayna in SNM ay hawlbadan soo galeen oo aan la yaraysanin. Dhinaca kale wuxuu ka qayliyay maamulkan la baxay ”Somaliland” ee ku kooban SNM kaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS