X

Prof Axmed Samatar oo Lughaya booqdey kana yaabey waxtar la’aanta Saylici

ARAABINEWS

Prof Axmed Samatar ayaa Lughaya booqdey kana yaabey waxtar la’aanta Saylici oo gabay dadkii u codeeyay ee uu ka maray dhinaca qabiilka hadana cidla kaga dhaqaaqay hadana biyo la’aan u dhimanayaan.

Prof Axmed Samatar ayaa eeda u weeciyay xildhibaanada Lughaya oo aan cidi dhegeysan ama wayay cid ka hoos qaada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jKJjqIkzfbo[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.