Puntland oo argagixisada ka qabsatey ceel muhiim u ahaa: SAWIRO
Puntland ayaa guul ka gaartey dagaal ay argagixisada kula gashay buurta Habar humbulo ee deegaanka Calmadow ee gobolka Bari. Argagixisada Daacish iyo Shabaab ayaa ku dhuunta buuraha gobolka Bari ayagoo taageero ka hela Sucuudiga.
Sarkaal sare oo ka tirsan cutubyada la-dagaallanka argagixisada ee ciidamad Puntland ayaa saxaafada u sheegay in malayshiyaadka argagixisada laga saaray saldhig weyn oo ay ku lahaayeen buurta Habar-humbulo.
Agagixuisada ayaa goobta ka carartey ayagoon samayn wax iska caabin ah. Degaanka argagixisada laga saaray ee buurta Habar-humbulo ayaa waxaa ku yaalla ceelka”Ceel unkud” oo il-biyood muhiima u ahaa malayshiyaadka ka dagaallama buuraleeyda Calmadow, maadaama kooxdu ay go’doon ka yihiin dhinaca laamiga xiga.
Inkastoo Puntland ciidamo badan gaysay aaga Tukaraq hadana waxay fursad u heshay in a argagixisada ka saarto buurtan muhiimka kana qabsato ceel muhiim u ahaa.

C/llahi Warmooge
ARAABINEWS
February, 21, 2019
naxdinWarsame magaciisa saxda ah maaha waa shaqaale ka ...
February, 21, 2019
Madaxa maamulka Somaliland oo looga yeetay Itoobiya,ayaa loo ...
February, 20, 2019
Ciidanka Afrikaanka ah ee guusha ka keenay la ...
February, 20, 2019
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sugan caasimada Jabuuti halkaas ...
February, 20, 2019
Waxa baryahan jirey warar sheegaya in raiisal wasaaraha ...
February, 14, 2019
Xildhibaanada laga soo doorto Minasoota ee dalkaasi Maraykanka ...
February, 13, 2019
Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe oo dad badan ...
February, 13, 2019
Masuuliyiinta Puntland ayaa sheegtay inay ogaadeen halka argagixisada ...
February, 12, 2019
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga ...
February, 9, 2019
Waxa ilaa in muddo ah soo socotey sheekada ...
February, 8, 2019
Dawlada Somaliya ayaa dacwad la fuushey maraaiib ajaaniba ...
February, 4, 2019
Maalintan madow ayaa SNM oo wadata askartii Mingeste ...