Puntland oo ciidamo farabadan gaysay duleedka Tukaraq iyo xiisad taagan: SAWIRO
Puntland ayaa ciidamo farabadan gaysay duleedka Tukaraq halkaas oo ciidanka Somaliland ay weerar gaadmo ku qaadeen usbuuc kahor. Muuse Biixi ayaa bishiisii ugu horeeyay ku bilaabay dhiig.
Ciidanka labada dhinac ayaan is awood dhaamin waxayna ku xirtan tahay khidada ay isticmaalaaan ayadoo goobta lagu dagaalamayo ay tahay goob banana oo aan gabasho lahayn.
Wasiirka guidaha Puntland Qanjab ayaa sheegay in SNM ka taliso maamulka Hargeysa sidaa awgeedna ay is yaqaanaan. Wuxuuna sheegay in dhaawaca argagixisada lagu daweeyo Burco.
Weerarka gaadmada e Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq kuna barakiciyay dad iska deganaa ayaa siyaasiyiinta Somaliland sheegeen inuu isaga ku kow yahay ayna rabina in wiil kaga kkasaaro weerarka Muuse timajare.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...