Puntland oo ciidamo mishahar ay u weyday ku wareejisay dawlada dhexe: SAWIRO
Puntland ayaa ciidamo mishahar ay u weyday ku wareejisay dawlada dhexe. Goobta ay ka dhacaysay munaasabada ayaa Waxaa ku sugnaa wasiir u dowlaha gaashaandhiga dowladda federalka.
Sidoo kale taliyaha ciidamada difaaca Puntland, wasiirka amniga Puntland, saraakiil ka socota ciidanka milatariga Soomaaliya iyo guddiga difaaca ee barlamaanka.
Sida la Sheegay Ciidankaan oo gaaraya 2500 oo askari ayaa si r asmi ah uga mid noqon Doona Ciidanka Xoogga Dalka Qaybtiisa 54aad, iyadoona tilaabadaan lagu tilmaamay is dhexgalka ciidanka Soomaaliya.
Masuuliyiinta ka tirsan Guddiga difaaca barlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay munaasabada ayaa soo dhoweeyay tilaabadaan waxayna ku tilmaameen Talaabo Wanaagsan oo lagu soo celinaayo Kalsoonida Shacabka Soomaaliyeed.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...