Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Puntland oo rag dil ku xukunaa hadana xukuno kale lagu riday

Waxay ahayd bishan horaanteedii markii maxkamad ku taal Puntlabd ay dil toogasho ku xukuntey shan nin oo kufsaday haweenay magaalada Gaalkacyo. Maxkamada ayaa ku ridey xukun ku haboon hadase waxa muuqata in xukunkaa anu dhacayn oo loogu bedelay xabsiyo kala duwan.



Maaha talaabo direysa fariinta loo baahan yahay haddii kii kufsadaba kaabo qabiilo imaanayaan oo bedeli karaan xukunka dhacay ayuu yiri Maxamuud Shire oo Gaalkacayo jooga.

Cabdirisaaq Cali Cabdi, Ugaas Mirre Barre iyo Cismaan Maxamed Cabdullaahi ayaa sadexdooda midkiiba waxaa lagu xukumay 20 Sano oo xariga ah 2,000 oo doolar oo Ganaax ah iyo 2,000 oo doolar oo Mehru Misilad iyo 1000 dolar.



Sidoo kale kufsadeyaasha kala ah Cadbirisaaq Axmed Cilmi iyo Yuusuf Cabdulkaahi Xirsi ayaa lagu xukumay Midkiiba 15 sano oo Xariga iyo 2,000 dolar oo Ganaaxa iyo 1,000 dolar oo Kabid Moradi ah.



Waxa welli cadaalad sugaysa Caasha Aadan Ilyaas oo marka aad fiiriso waxa dhacaya aan la fileyn inay hesho cadaalada ku haboon ee ah in dhamaan la dilo raggii iskugu daray kufsi iyo weliba jarjarida xubnaheeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...