X

Yuhuuda oo ku faraxday wahaabiyada Sucuudiga oo u furtey hawadooda

Parked airplanes at Ben Gurion airport, as most flights have been cencelled in order to prevent the spreading of the Coronavirus. April 06, 2020. Photo by Moshe Shai/FLASH90 *** Local Caption *** שדה תעופה ריק מטוסים מטוס קורונה בן גוריון נתבג

Wahaabiyada Sucuudiga oo uddo dheer xiriir qarsoodiya la lahayd Yuhuuda ayaa si rasmiya u sheegtay in hawadeeda u furan tahay diyaaradaha Yuhuuda ee isticmaalaya. Waxa warkan ku farxay Yuhuuda oo sheegtay in faaiido weyn u soo korodhey dhaqaalaha dalkeeda.


Dhawaan ayay ahayd markii Maraykanku amrey in Sucuudigu furo hawadiisa haddii uu rabo in Iiraan laga celiyo. Waxayna taasi keentay in diyaaradii ugu horeysay ee Yuhuuda ee si toosa ugu socotey Imaaraadka ay dulmarto hawada Sucuudiga.

”Waa horumar weyn ayuu yiri raiisal wasaaraha Yuhuuda tani oo ka dhigin in diyaaradha Yuhuuda ee awal ka wareegi jirey ay hadda baaqi u noqon doonto shidaal farabadan oo ka khasaari lahaa haddana diyaaraduhu u jabnaan doonaan macaamiisha Yuhuuda ee u socda Eeshiya.


Si kastaba ha ahaatee maaha wax cusub oo awalba diyaaradaha Yuhuudu toos ayay u isticmaali jireen hawada Sucuudiga ilaa kacaankii Iiraanba ayuu yiri Xuseen Warsame

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.