Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Qaar ka tirsan fanaaniinta xidigaha Hargeysa oo shil galay

Qaar ka tirsan fanaaniinta xidigaha Hargeysa ay shil galay. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM dhinaca Galbeed ka xigta Magaalada Hargeysa, waxaa halkaasi shil Gaari ku galay koox ka tirsan Fanaaniinta Xidigaha Geeska.



Xubnahan ka tirsan Fanaaniinta Xidigaha Geeska ee maanta ka baxay Magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen Magaalada Arabsiyo.

Qof tirsan kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay Fanaaniinta in ay saarnaayeen Gaari nuuciisa uu yahay HAMMER oo uu leeyahay Musician-ka kooxda Axmed Weli Furinle.



Waxa uu sidoo kale sheegay Gaariga in ay saarnaayeen ilaa Todobo xubnood kuwaasi oo isugu jiray fannaaniin iyo Abwaannada ugu caansan kooxdaas.

Xubno ka tirsan Fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa xaqiijiyay shilkan in uusan geysan khasaare dhimasho iyo dhaawac, balse keliya uu bur bur soo gaaray Gaariga ay wateen Fanaaniintan.

Ujeedada socdaalkooda ayaa lagu sheegay mid Dalxiis ah, iyagoo doonayay inay isla maanta ku soo laabtaan Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Soomaaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...