Qaban qaabiyihii argagixisada u qaabilsanaa qaraxyada iyo duubista xasuuqyada oo la xukumay
Qaban qaabiyihii argagixisada u qaabilsanaa qaraxyada iyo duubista xasuuqyada ayaa la xukumay. Maxkamada oo u fadhiisatey xukunka ninkan lagu qabtey lagu helay asagoo dambiga faraha kula jira.
Argagixiskan oo lagu magacaabo Jaamac Xuseen Xasan ayaa qirtey laakiin ku dacwoodey inay ahayd marki ugu horeysay ee uu sameeyo taas oo beenowday markii la daawadey muuqaalada naxdinta leh ee uu duubey.
Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa u caddaatay in eedeysane Jaamac Xuseen Xasan Nuuni uu yahay dambiile galay dambiyada lagu soo oogay,waxayna Maxkamadu ku xukuntay Xabsi Daa’in ,waxayna Maxkamaddu intaasi raacisay in cidii ku qanacsaneyn Xukunka Maxkamadda u furan tahay racfaan.
Waxa la rajaynayaa in aan argagixiskan xasuuq duubaayay aan lagu sii deyn ummada Muslimiinta dhexdeeda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...