Qarax argagixisadu dhigtey meel derbiya oo qarxay Muqdisho iyo waxyeelo jirta
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ay argagixisadu dhigtey meel dadku fadhiisto oo derbiya ayaa waxa la sheegayaa inay ku dhaawacmeen laba qof. Argagixisada ayaa meelkasta ku aasta miino si shacabka inta ay gaalaysay u dhintaan.
Ma jirto cid ku dhimatey waxa kaliya ku dhaawacmey laba qof oo la garanayn inay yihiin kuwii aasay miinada. ”Sidaan u fadhinay ayay nala kacdey ILAAH NOOMA QORINE dhaawac ayaa naga soo gaaray ayuu yiri goobjooge.
Argagixisada ayaa kordhisay xasuuqa ay ku hayso dadka Muslimiinta ee ay gaalaysay, waxayna ilaa hadda marayaan ku dhawaad 120 inta ay xasuuqeen iyo naafeeyeen labadii bilood ee u dambeeyay, marka laga reebo hantida oo aan tiro lahayn.
Ciidamada amniga oo gaaray goobta ayaa baaritan ka sameeyay mana jirto cid loo qabto, qaraxan ka dhacay xaafada Wardhiigley.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...