Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo dad argagixisadu xasuuqdey: SAWIRO

Argagixisada shabaab ayaa xasuuq ka gaysatay Muqdisho iyadoo qaraxyo dad ku dhinteen la eegatay meel u dhow madaarka. Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta degmada Mediina oo lagu magacaabo Medina Gate.

Qaraxyada ayaa la sheegay in loola dan lahaa xarunta Peace Village oo kasoo horjeeda garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ah goobta ay degan yihiin saraakiisha UNSOM iyo wakiilka UN-ka u jooga Soomaaliya Micheal Keating.

Xaruntaasi oo burbur xoog leh gaaray ayaa warar hordhaca ay sheegayaan in lagu dilay 12 askari oo 9 kamida ay yihiin ciidamada UN-ka ee Muqdisho ku sugan, 3 askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM.

Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay goob isbaaro u taallo ciidamada Soomaalida, kaasoo qasaare badan geystay, kadibna waxaa xoog ku soo maray wadadda gaari kale oo miineysan kaasoo ku qarxay agagaarka laga galo xarunta Xalane ee garoonka diyaaradaha.

Argagixisada oo sheegatay in weerarkaasi ka danbeysay sida ay soo xigatay Alajazeera. Dhinaca kale AMISOM ayaa sheegatay inay fashiliyeen weerar uu sheegay in lagu qaaday Albaabka Garoonka Aadan Cadde qeybta Madiina Gate.

Afhayeenka AMISOM Joe Kibet laga soo xigtay in qaraxyada oo ahaa laba qarax la fashiliyay iyadoo ay kaashadeen ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

q

qq

qqq

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...