08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qisada sarkaal gudoomiye ka ahaa Garoowe xilligii kacaanka: Ama Jeelle raac ama sharciga

Waa qisada gudoomiyihii hore ee degmada Garoowe Jeelle oo hadda ku jira xero barakacayaala oo isla magaalada aan ka fogeyn. Burburkii qaranka wuxuu la shaqeeyay C/llaahi Yuusuf oo markaa loo doortey Butlaan. ”Waxaan ku jirey dad shaqada laga eryay markii jufo jufadu ka dilaacday dalka.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS