05/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qiso xanuun badan oo askartii Cabdi Iley mariyeen hooyo umula

Qiso xanuun badan oo askartii Cabdi Iley mariyeen hooyo umula. Hooyada oo sidey sheegtay deganayd deegaanka Nogob ee dawlada Somalida Itoobiya ayaa waxa ka sheekaysay sida askartiisu u timi tuulada ay deganaayeen kadib u sheegeen in loo baahan yahay.



Qisadan oo aad kuu taabanaysa ayaa waxa soo baxaya waxyaabaha bani aadamninada ka bnaxsan ee dadka lagula dhaqmi jirey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fit-BvdIyXk[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS