X

Qol xabadu karin aan ku jirney inta geesiyaasha na soo gaarayeen: mulkiilaha Elite huteel

Mulkiilaha huteel Elite ee magaalada Muqdisho ee dhawaan huteelkiisa ay mujrimiinta shabaab ku xasuuqeen 11 qof ayaa sheegay in isaga iyo dad shacaba galeen qol xabadu karin oo ku yaala huteelka.


”Kabtanka ciidanka dabar gooyay mujrimiinta aya noo sheegay inaanu wadi karin hawlgalka ilaa idinka aad baxdaan kadibna dibedda ayaan u soo baxney ayuu C/llaahi Maxamed Nur oo loogu amaaney dalkiisa hooyo oo uu aaminay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.