Wednesday, May 8th, 2024
header










Meta







Qoys Somali ah oo ka koobnaa 5 qof oo ku geeriyooday Sacuudiga maxaa sababay

Wargeyska Sabaq ee ka soo baxa caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaadh ayaa qoray inay Lamaane Soomaaliyeed iyo 3 carruur ah ku geeriyoodeen dab ka kacay gurigooda oo ku yaalla Degmadda Aljameeca ee Koonfurta magaalladda Jidda ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Wargeyska waxa uu qoray inay Ciiddanka Difaaca Maddaniga u soo gurmadeen Qoyskaasi, balse markii ay guriga jebiyeen ugu tageen qoyska oo wada geeriyooday, waxaana la sheegay inay saddexda carruurta ah ay ku caburmeen qiiqa ololka qabsaday labada qol ee ay Reerkaasi degganaayeen.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Maddaniga ee magaalladda Maka Almukarama, Kolonel Saciid Sarxaan ayaa sheegay inay bilaabeen Baaritaano lagu ogaanayo waxa sababay dabka ka dhacay dhismaha ay ku geeriyoodeen Qoyska Soomaalida.

Si kastaba ha ahaatee, Safaaradda Soomaaliya iyo Qunsulliyadda magaalladda Jiddah weli wax war ah kama soo saarin khasaaraha soo gaaray Qoyska Soomaalida ee ku wada geeriyooday masiibadaasi ka dhacday magaalladda Jidda.

Geerigda[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...