X

Walaahi hal askari oo jufo naga noqday oo ka baxay ciidanka ma arag: DAAWO

Afhayeen u hadlay guuto laga been sheegay ayaa sheegay inayna waxba ka jirin wararka suuqa la soo geliyay ee sheegaya inay furimaha ka soo baxeen.

Waxa warkaan suuqa soo geliyay warbaahinta loo ogolaaday inay colaad ka abuuraan Muqdisho ee laga biilo XALANE oo si xora u been sheega. Tii horaa nalagu kor dumiyay ka yeeli mayno tan. Walaahi hal askari ma ogi oo naga baxay.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.