X

Qoyska nin askari ku diley nus doolar oo cadaalad dalbaday

Waxa magaalada Afgooye lagu diley nin ku shaqaysan jirey gaadhi Hindiga loo yaqaan bajaajta. Ninkan ayaa waxa diley nin askari ah markii sida la sheegay uu weydiistay nus doolar. Qoyska ninkan ayaa ku hanjbay inay aargoosan doonaa haddii Rooble aanu u cadaalad falin.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.