Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Jabuuti iyo dhimasho mucaaradku sheegay

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen rabshado  maanta ka dhacay Caasimada Jabuuti.

Rabshadahan ayaa ka bilaabmay munaasibad mucaaridka dalkaasi ku xusayeen Mawliidka Nebi Muahamed (NNKH) taasi oo maanta ku beegnayd.

Masuul ka tirsan mucaaridka Jabuuti ayaa BBCda u sheegay in ciidamada Booliiska Jabuuti ay dileen 15 Ruux, 20 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamada Booliisku ay rasaas ku fureen dadwaynaha ku sugnaa munaasibadaas.

Geesta kale, Taliyaha ciidanka Booliiska JabUuti Cabdullaahi Cabdi faarax,  ayaa sheegay in rabshadahaasi ay ka dambeeyeen mucaaridka dalkaasi isagoo ku dooday in la dhaawacay 35 askari oo ka tirsan ciidamada booliiska, Taliyuhu waxaa uu sheegay in la xidhxidhay xubno lagu tuhunsanyahay inay ka dambeeyeen rabshadahani ka dhacay magaalada Jabuuti .

Taliyaha Ciidanka Booliiska Jabuuti waxaa uu ku hanjabay in dawladu ay sharciga marin doonto cida ka dambaysay rabshadahan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...