X

Raiisal wasaare Afrikaana oo lagu helay inuu diley xaaskiisa

Raiisal wasaaraha dalkaasi yar ee Ku yaala  Koofurta Afrika ee Lisooto ayaa lagu soo oogay inuu diley xaaskiisa oo 58 jir ahayd sabadii 2017. Waqtigii ayuu sheegay raiisal wasaaraha diley xaaskiisa inay tahay wax laga xumaado dilkeeda. Waxa iyadna lala oogay eeda xaaskiisa hadda.


“Waxaan Ku soo oogaynaa dilka xaaskiisa Isla beri oo Jimce ah ayuu yiri afhayeen u hadley booliiska. Dilka fooshaxun ayaa gilgileyay wadankan yar ee Koofurta Afrika ee inta badan Isla xasiloon laakiin leh dhaqano laga argagaxay.


Markii dilka loo gaystey xaaskiisii hore ayaa waxa u socdey labadooda furiin meelxun gaaray. Furiinta gaalada ayaa kuwa ugu xun aduunka. Raiisal wasaaraha oo xilka loo dhaariyay 2017 ayaa waxa xaflada u raacdey xaaskan cusub ee hadda iyadana lagu soo oogay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.